{"id":13316,"date":"2013-03-12T16:44:33","date_gmt":"2013-03-12T13:44:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13316"},"modified":"2013-03-12T16:45:01","modified_gmt":"2013-03-12T13:45:01","slug":"masuuliyiin-ka-tirsan-wasaaradda-horumarin-adeega-bulshada-oo-booqday-xabsiga-dhexe-xamar-oo-cudurka-colera-ka-dilaacay-kadib-biyaha-badda-oo-maxabista-ay-cabaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/masuuliyiin-ka-tirsan-wasaaradda-horumarin-adeega-bulshada-oo-booqday-xabsiga-dhexe-xamar-oo-cudurka-colera-ka-dilaacay-kadib-biyaha-badda-oo-maxabista-ay-cabaan\/","title":{"rendered":"Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Horumarin Adeega Bulshada oo Booqday Xabsiga dhexe Xamar oo Cudurka Colera ka dilaacay Kadib Biyaha Badda oo Maxabista ay Cabaan."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Xabsiga-Xamar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Xabsiga-Xamar.jpg\" alt=\"\" title=\"Xabsiga Xamar\" width=\"259\" height=\"194\" class=\"alignleft size-full wp-image-13348\" \/><\/a>Wafdi ka socda wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada ayaa maanta booqday xabsiga dhexe ee Magaalada Xamar halkaas oo uu ka dilaacay cudurka Shuban Biyoodka.<\/p>\n<p>ku simaha Wasiiradda Horumarinta Adeega Bulshada ahna Wasir Dowlaha wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Maxamuud Xuseen Barqadle ayaa booqday isla markaasna kulamo la qaatay mas&#8217;uuliyiinta Xabsiga dhexe iyo Madaxda Ciidanka Ilaalada Xabsiyada ee Asluubta.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ugu horeen war bixin ka dhagaystay Taliyayasha Ciidanka Asluubta oo gacanta ku haayo xabsiga dhexe isla markaasna ka war bixiyeen sida ay tahay xaaladda caafimaad ee xabsiga oo cudur halis ah uu ka dilaacay kaas oo ilaa hada hal qof la sheegay in uu ku dhintay.<\/p>\n<p>Wasiir dowlaha wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Mr Maxamuud Barqadle ayaa sheegay in wasaaradooda ay wax ka qaban doonto xaaladda Xabsiga isla markaasna ay goobta kusoo bandhigeen dhaqtar gaar ah oo uu yeesho xabsiga dhexe kaas oo wax ka qaban doono xaaladda caafimaad ee ka jirta isbitaalka dhexdiisa.<\/p>\n<p>sidoo kale wasaaradda ayaa sheegtay in si deg deg ah ay wax ugu qaban doonto xaalada caafimaad ee xabsiga oo hadda 12 maxbuus ay la xanuunsanayaan cudurka Shuban biyoodka oo ah cudur halis ku ah noolaha kaas ooo si deg deg ah ugu u faafayo.<\/p>\n<p>Maxaabiista ayaa la sheegay in ay cabaan biyaha Badda marka ay ka dhamaadaan halka Litar ee Maxbuuska loogu talo galay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi ka socda wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada ayaa maanta booqday xabsiga dhexe ee Magaalada Xamar halkaas oo uu ka dilaacay cudurka Shuban Biyoodka. ku simaha Wasiiradda Horumarinta Adeega Bulshada ahna Wasir Dowlaha wasaaradda Horumarinta Adeega Bulshada Maxamuud Xuseen Barqadle ayaa booqday isla markaasna kulamo la qaatay mas&#8217;uuliyiinta Xabsiga dhexe iyo Madaxda Ciidanka Ilaalada Xabsiyada ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13316","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13316","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13316"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13316\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13351,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13316\/revisions\/13351"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13316"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13316"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13316"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}