{"id":13315,"date":"2013-03-12T15:58:02","date_gmt":"2013-03-12T12:58:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13315"},"modified":"2013-03-12T16:06:44","modified_gmt":"2013-03-12T13:06:44","slug":"kooxaha-burcad-badeeda-somalida-oo-sii-daayay-markab-laga-lahaa-dalka-greece","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/kooxaha-burcad-badeeda-somalida-oo-sii-daayay-markab-laga-lahaa-dalka-greece\/","title":{"rendered":"Kooxaha Burcad Badeeda Somalida oo sii daayay Markab laga lahaa Dalka Greece."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Markabb.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Markabb.jpg\" alt=\"\" title=\"Markabb\" width=\"291\" height=\"173\" class=\"alignleft size-full wp-image-13325\" \/><\/a>Burcad Badeeda Somalida ayaa sii daayay Markab laga lahaa dalka Greece kaas oo ay saarnaayeen 26 shaqaale ah,<\/p>\n<p>Markabkaan oo ahaa nooca Booyadlaha ah ayaa ahaa markab shidaal kaas oo Milkiilayaasha lahaa ay xaqiijiyeen maanta oo Talaado ah in lasii daayay Markabkooda.<\/p>\n<p>Kooxaha Burcad Badeda Somalida ayaa afduubtay Markabkan bishii May ee sanadkii hore xilli uu marayay Badda Carabta oo qiyaastii 56 Neutical Mile u jirta xeebta Cumaan.<\/p>\n<p>Burcadda ayaa sii daayay markabkaan shalay oo isniin ahayd galinkii dambe.<\/p>\n<p>&#8220;waxaa ku faraxsanahay in lasii daayo Markabka MT SMYRNI oo 10 bilood gacanta ugu jiray burcad Badeeda Somalida ayaa lagu yiri war qoraal ah oo ay soo saartay shirkadda leh markabkaas oo ah shirkad Greece ah.<\/p>\n<p>Markabkaan ayaa waday 135 kun oo Tan oo Shidaal ah waxaana lagu haystay xeebaha dalka Somalida muddo ku dhow sanad waxaana saarnaa 26 shaqaale oo dalal kala duwan kasoo kala jeeday  waxaana la sheegay in markabkaan uu watay calanka dalka Liberia iyadoo aysan saarnayn wax ciidamo ilaalo ah markii la qafaalanayay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Burcad Badeeda Somalida ayaa sii daayay Markab laga lahaa dalka Greece kaas oo ay saarnaayeen 26 shaqaale ah, Markabkaan oo ahaa nooca Booyadlaha ah ayaa ahaa markab shidaal kaas oo Milkiilayaasha lahaa ay xaqiijiyeen maanta oo Talaado ah in lasii daayay Markabkooda. Kooxaha Burcad Badeda Somalida ayaa afduubtay Markabkan bishii May ee sanadkii hore xilli [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13315","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13315","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13315"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13315\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13331,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13315\/revisions\/13331"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13315"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13315"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13315"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}