{"id":13286,"date":"2013-03-11T14:57:31","date_gmt":"2013-03-11T11:57:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13286"},"modified":"2013-03-11T15:27:01","modified_gmt":"2013-03-11T12:27:01","slug":"is-rasaasayn-qasaaro-sababay-oo-ka-dhacay-bar-kontorool-oo-ku-taallo-wanlaweyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/is-rasaasayn-qasaaro-sababay-oo-ka-dhacay-bar-kontorool-oo-ku-taallo-wanlaweyn\/","title":{"rendered":"is rasaasayn qasaaro sababay oo ka dhacay Bar Kontorool oo ku taallo Wanlaweyn."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Isbaaro.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Isbaaro.jpeg\" alt=\"\" title=\"Isbaaro\" width=\"318\" height=\"238\" class=\"alignleft size-full wp-image-13296\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Isbaaro.jpeg 318w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/Isbaaro-300x224.jpeg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 318px) 100vw, 318px\" \/><\/a>is rasaasayntaan ayaa waxay dhexmartay Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Somalia oo ku sugan Bar Kontorool oo ku taallo Degmada Wanla weyn ee gobolka Shabelaha Hoose.<\/p>\n<p>inta la ogyahay waxaa ku geeriyooday Hal askari oo ka tirsanaa ciidanka Dowlada Somalia isla markaasna uu qasaaro dhaawac uu kasoo gaaray askar kale oo ka tirsan Ciidanka Dowladda oo iyana goobta ku sugan.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in Dagaalkaan dhexmaray labada ciidan uu yimid kadib markii ay ku murmeen lacago ay ka qaadeen gawaari halkaas maraysay taas oo muran xoogan dhalisay kadibna ay is rasaaseeyn.<\/p>\n<p>waxaa soo laab laabtay iska hor imaadyada dhexmara ciidamada Dowladda dhexdooda mana jirto ilaa hatan cid wax ka qabatay iska hor imaadkii ka dhacay Wanlaweyn.<\/p>\n<p>Maamulka Degmada Wanla Weyn Ayaa ka gaabsaday inay ka hadlaan iska hor imaadkii Maanta dhexmaray Ciidamada Dowladda Somalia.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>is rasaasayntaan ayaa waxay dhexmartay Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Somalia oo ku sugan Bar Kontorool oo ku taallo Degmada Wanla weyn ee gobolka Shabelaha Hoose. inta la ogyahay waxaa ku geeriyooday Hal askari oo ka tirsanaa ciidanka Dowlada Somalia isla markaasna uu qasaaro dhaawac uu kasoo gaaray askar kale oo ka tirsan Ciidanka Dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13286","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13286","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13286"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13286\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13301,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13286\/revisions\/13301"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13286"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13286"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13286"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}