{"id":1328,"date":"2011-06-13T11:18:51","date_gmt":"2011-06-13T11:18:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1328"},"modified":"2011-06-13T11:18:51","modified_gmt":"2011-06-13T11:18:51","slug":"maxamed-dheere-iyo-indho-cadde-oo-si-wadajir-ah-u-fahmay-dhibaatooyinka-ay-leeyihiin-dibad-baxyadii-muqdisho-ka-socday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/maxamed-dheere-iyo-indho-cadde-oo-si-wadajir-ah-u-fahmay-dhibaatooyinka-ay-leeyihiin-dibad-baxyadii-muqdisho-ka-socday\/","title":{"rendered":"Maxamed Dheere Iyo Indho Cadde Oo Si Wadajir Ah U Fahmay Dhibaatooyinka Ay Leeyihiin Dibad Baxyadii Muqdisho Ka Socday"},"content":{"rendered":"<p><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo la hadleeyay warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in uu ku jiro gumeysi wuxuuna intaa ku daray gaarigiisa in uu magaalada socon karin ilaa uu ka qaato sawirka Farmaajo wuxuuna arintaasi ku macneeyay inay tahay gumeysi cusub oo ka saleysan qaab qabiil ah<\/p>\n<p>Mudane Maxamed Dheere ayaa sidoo kale sheegay in dibad baxyada Muqdisho in loo soo abaabulay qaab qabiil arintaasina ayna u dulqaadaneynin dadka ka soo horjeeda gobolka Banaadir wuxuuna ugu baaqay dadka u dhashay deegaanka Banaadir in ay arintaasi ka kacaan ayna ku shaqeysanin dad dano gaar ah leh<\/p>\n<p>Dhanka kale Yuusuf Maxamed Siyaad (Indho Cadde) Ayaa sheegay in Farmaajo ka hor la ceyriyay R\/wasaaro yaal badan oo qaar kood u dhashay Gobolka Banaadir sida Cali Maxamed Geedi, Cumar C\/Rashiid iyo Nuur Cadde Mana jirin cid u banaan baxday diab baxyada Muqdisho laga wadan waa mid siyaasadeed oo ujeedooyin gaar ah laga leeyahay<\/p>\n<p>Wuxuuna sidoo kale Indha Cadde ugu baaqay in lag hortago kooxaha abaabulayay dibad baxyada<\/p>\n<p>Hadaladaan ka soo kala yeeray Maxamed Dheere Iyo Indha Cadde ayaa waxay imaanayaan xiili dhawaan Madaxweyne Shariif uu ku baaqay in la joojiyo dibad baxyada ka socda Magaalada Muqdisho ee fowdada Wata<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: x-small;\">\u00a0<\/span><\/strong><\/p>\n<p><em>Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/em><\/p>\n<p>(<a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a> &amp; <a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) oo la hadleeyay warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in uu ku jiro gumeysi wuxuuna intaa ku daray gaarigiisa in uu magaalada socon karin ilaa uu ka qaato sawirka Farmaajo wuxuuna arintaasi ku macneeyay inay tahay gumeysi cusub oo ka saleysan qaab qabiil ah Mudane Maxamed Dheere ayaa sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1328","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1328","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1328"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1328\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1337,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1328\/revisions\/1337"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1328"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1328"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1328"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}