{"id":13278,"date":"2013-03-11T14:47:25","date_gmt":"2013-03-11T11:47:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13278"},"modified":"2013-03-11T14:53:54","modified_gmt":"2013-03-11T11:53:54","slug":"raiisal-wasaaraha-oo-saaka-booqday-xerada-54-aad-magaalada-garowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/raiisal-wasaaraha-oo-saaka-booqday-xerada-54-aad-magaalada-garowe\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisal Wasaaraha oo saaka booqday xerada 54-aad magaalada Garowe"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/saacid12.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/saacid12.jpg\" alt=\"\" title=\"saacid1\" width=\"483\" height=\"480\" class=\"alignleft size-full wp-image-13283\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/saacid12.jpg 483w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/saacid12-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/saacid12-300x298.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 483px) 100vw, 483px\" \/><\/a>Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdigii uu hogaaminayay, labadii cisho ee ugu dambeysayna ku sugnaa magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa saaka booqday xerada 54-aad ee ciidanka xooga Puntland, halkaasoo aheyd xarun ciidan Millatery dowladdii dhexe ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha oo uu wehliyo Madaxweynaha Puntland Mudane C\/raxmaan Faroole, madaxweyne kuxigeenkiisa Mudane C\/samad, xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda Federaalka iyo xubno ka tirsan labada gole ee Puntland.<\/p>\n<p>Waa Mas&#8217;uulkii ugu sareeyay oo ka socda Dowladda Somalia oo gaaray Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdigii uu hogaaminayay, labadii cisho ee ugu dambeysayna ku sugnaa magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa saaka booqday xerada 54-aad ee ciidanka xooga Puntland, halkaasoo aheyd xarun ciidan Millatery dowladdii dhexe ee Soomaaliya. Ra\u2019iisal Wasaaraha oo uu wehliyo Madaxweynaha Puntland Mudane C\/raxmaan Faroole, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13278","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13278","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13278"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13278\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13287,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13278\/revisions\/13287"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13278"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13278"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13278"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}