{"id":13263,"date":"2013-03-11T02:22:27","date_gmt":"2013-03-10T23:22:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13263"},"modified":"2013-03-11T02:23:12","modified_gmt":"2013-03-10T23:23:12","slug":"isgaarsiintii-telefonada-kismaayoo-la-demiyey-iyo-dagaallo-hor-leh-oo-laga-cabsi-qabo-in-ay-dillaacaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/isgaarsiintii-telefonada-kismaayoo-la-demiyey-iyo-dagaallo-hor-leh-oo-laga-cabsi-qabo-in-ay-dillaacaan\/","title":{"rendered":"Isgaarsiintii telefonada kismaayoo la demiyey iyo dagaallo hor leh oo laga cabsi qabo in ay dillaacaan."},"content":{"rendered":"<p>Isgaarsiinti telefonada kismaayo ayaa la demiyey kadib markii raaskampodiyiinta kismaayo heystaa ka shakiyeen in weerar gaadmo ah lagaga soo qaado dhanka beelo aywada degaan oo iyagu ku kacsan axmed madoobe iyo ciidamadiisaba.<\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya j\/hose gaar ahaan magaalada kismaayo ayaa sheegaya in ciidamo dawladu leedahey ay kaabiga ku hayaan kismaayo kuwaasoo kol hore c\/rashid xidig ku sheegey in ay yihiin shabaab shaarki laga bedeley,taas oo ay aad uga caroodeen B\/weynta sade.<\/p>\n<p>Ma wanaagsana waxa kasoo baxaya magaalo xeebeedka kismaayo,waxaana  jira ismaandhaaf dhinacyo badan kala dhexeeya axmed madoobe iyo ciidamadiisa kismaayo heysta,sidii in ay reero ba&#8217;ey ka hareen,dhanka kale shirki kismaayo kismaayo ka socdey in uu fashilmey laguna kala tegey inyar oo wali quusanwaayey mooyeeg.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isgaarsiinti telefonada kismaayo ayaa la demiyey kadib markii raaskampodiyiinta kismaayo heystaa ka shakiyeen in weerar gaadmo ah lagaga soo qaado dhanka beelo aywada degaan oo iyagu ku kacsan axmed madoobe iyo ciidamadiisaba. Wararka naga soo gaaraya j\/hose gaar ahaan magaalada kismaayo ayaa sheegaya in ciidamo dawladu leedahey ay kaabiga ku hayaan kismaayo kuwaasoo kol hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13263","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13263","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13263"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13263\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13270,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13263\/revisions\/13270"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13263"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13263"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13263"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}