{"id":1325,"date":"2011-06-13T11:17:57","date_gmt":"2011-06-13T11:17:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1325"},"modified":"2011-06-13T11:17:57","modified_gmt":"2011-06-13T11:17:57","slug":"madaxweyne-shariifka-soomaaliyadibad-baxyada-dhaqaalaha-lagu-bixinayo-waa-in-la-siiyaa-danyarta-iyo-bukaanada-isbitaalada-ku-jiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/madaxweyne-shariifka-soomaaliyadibad-baxyada-dhaqaalaha-lagu-bixinayo-waa-in-la-siiyaa-danyarta-iyo-bukaanada-isbitaalada-ku-jiro\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Shariifka Soomaaliya&#8221;Dibad Baxyada Dhaqaalaha Lagu Bixinayo Waa In La Siiyaa Danyarta Iyo Bukaanada Isbitaalada Ku Jiro&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><strong><span style=\"font-size: x-small;\"><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>Madaxweyne Shariifka Soomaaliya oo warfidiyeenada Muqdisho kula hadlaayay ayaa ku tilmaamay dibad baxyada Muqdisho ka dhacaya in ay yihiin kuwa ay ka dambeeyaan siyaasad isla markaana lagu dan leeyahay in dhibaato loogu geysto amniga Muqdisho<\/p>\n<p>Wuxuuna sidoo kale hoosta uu ka xariiqay Madaxweyne Shariif in dibad baxyada laga soo abaabulay Xafiiska Farmaajo wuxuuna is weydeeyay cidda shidaalka ku shubeysa gawaarida magaalada ordayay yaa bixinaya boorarka lacaga lagu qoray yaa dhiidbay sawirada lacagaha lagu soo koobiyeenayo iyadoo ay cadahay in banaan baxyadaasi uu soo qaban qaabiyay ayaa si dad ban Madaxweyne Shariif wuxuu ugu baaqay Farmaajo iyo asxaabtiisa in dhaqaalaha ay ku bixinayaan dibad baxyada ay siiyaan dadka dan yarta ah ee Muqdisho ku sugan iyo kuwa liita ee Isbitaalada ku jira iyo sidoo kale ciidamada<\/p>\n<p>Hadalkaan ka soo yeeray Madaxweyne Shariifka Soomaaliya ayaa wuxuu imaanayaa xilli ay dibad baxyo xoogan ka socdeen Magaalada Muqdisho dadka dibad baxayay qasaaro hantiyadeed ay u geysteen dad ganacsata ah oo ku sugan Magaalada Muqdisho<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: x-small;\">\u00a0<\/span><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/em>\u00a0<\/p>\n<p><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><strong> &amp; <\/strong><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n<p><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Madaxweyne Shariifka Soomaaliya oo warfidiyeenada Muqdisho kula hadlaayay ayaa ku tilmaamay dibad baxyada Muqdisho ka dhacaya in ay yihiin kuwa ay ka dambeeyaan siyaasad isla markaana lagu dan leeyahay in dhibaato loogu geysto amniga Muqdisho Wuxuuna sidoo kale hoosta uu ka xariiqay Madaxweyne Shariif in dibad baxyada laga soo abaabulay Xafiiska Farmaajo wuxuuna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1325","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1325","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1325"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1325\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1335,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1325\/revisions\/1335"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1325"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1325"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1325"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}