{"id":13241,"date":"2013-03-09T14:30:53","date_gmt":"2013-03-09T11:30:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13241"},"modified":"2013-03-09T22:31:40","modified_gmt":"2013-03-09T19:31:40","slug":"kenya-oo-xertay-saakay-xadka-somalia-ay-la-wadaagto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/kenya-oo-xertay-saakay-xadka-somalia-ay-la-wadaagto\/","title":{"rendered":"Kenya oo xertay Saakay Xadka Somalia ay la wadaagto."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya xadka kala qeybiyo dalalka Somalia iyo Kenya ayaa sheegaya inuu saakay xayiran yahay ama uu xeran yahay isla markaasna aysan jirin wax isku socod oo halkaas ka jira.<\/p>\n<p>Ciidamada Kenya ayaa la sheegay inay hakad Geliyay Isku Socodkii Xadka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>Dadka Goob joogayaasha ah ayaa sheegaya in Saakay gabi ahaanba Ciidamada Kenya ay xanibeen  dhaq dhaqaaqii dadweynaha iyo Gaadiidka Isaga Kala Gooshi Jiray Xadka labada dal.<\/p>\n<p>Ciidamo aad u badan oo kuwa Gaarka u tababaran ee dowladda Kenya ayaa lagu soo waramayaa in meelkasta oo soohdinta ka mid ah ay taaganyihiin kuwaasi oo celinaya isku socodka dadka iyo Gaadiidka halkaasi Adeegsada.<\/p>\n<p>Warku wuxuu intaa ku darayaa in labada dhinac ay is weedaarsan jireen adeegyada sida Maciishada Daruuriga ,Waxbarashada iyo adeegyo kale taasi oo gabi ahaanba Maanta Xanniban.<\/p>\n<p>Dalka Kenya ayaa Maalmihii dambe aad loogu Howlanaa Doorashooyinka Madaxtinimo ee dalkaasi oo Maanta la filayo in Guddiga Madaxa Banaan ee doorashada dalkaasi uu si Rasmi ah ugu dhawaaqo Natiijada Doorashadaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya xadka kala qeybiyo dalalka Somalia iyo Kenya ayaa sheegaya inuu saakay xayiran yahay ama uu xeran yahay isla markaasna aysan jirin wax isku socod oo halkaas ka jira. Ciidamada Kenya ayaa la sheegay inay hakad Geliyay Isku Socodkii Xadka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Dadka Goob joogayaasha ah ayaa sheegaya in Saakay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13241","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13241","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13241"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13241\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13249,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13241\/revisions\/13249"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13241"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13241"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13241"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}