{"id":13228,"date":"2013-03-09T14:04:09","date_gmt":"2013-03-09T11:04:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13228"},"modified":"2013-03-09T14:04:09","modified_gmt":"2013-03-09T11:04:09","slug":"raiisul-wasaare-saacid-oo-garoowe-u-ambabaxay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/raiisul-wasaare-saacid-oo-garoowe-u-ambabaxay\/","title":{"rendered":"Raiisul Wasaare Saacid oo Garoowe u ambabaxay."},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha somalia iyo wafdi uu hogaminayay ayaa u ambo baxay magaalada Garowe ee gobolka Nugaal halkaas oo xarun u ah Maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Safarka Ra&#8217;iisul wasaaraha ayaa noqonaya kii ugu horeeeyay oo uu ku tago maamulka Puntland tan iyo markii loo magacaabay Ra&#8217;iisul wasaaraha Somalia bishii Octobar ee sanadkii ugu horeeyay.<\/p>\n<p>Booqashada uu Cabdi Faarax Shirdoon Dr Saacid uu ku tagay Magaalada Garowe ayaa noqonayso Mas&#8217;uulkii ugu sareeya ee ka socda dowladda oo  taga maamulka Puntiland tan iyo markii la doortay Dowladda cusub ee federaalka Jamhuuriyadda Somalia.<\/p>\n<p>Bishii hore ayaa waxaa maagalada Garowe ee Gobolka Nugaal waxaa booqday Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka C\/kariin Xuseen Guutaale kaas oo safar tacsi ah ku tagay xarunta Maamul Goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>Lama oga waxyaabaha gaarka ah oo Ra&#8217;iisul Wasaare Saacid uu kala hadli doonno Madaxweynaha maamulka Puntland C\/raxmaan Faroole.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha somalia iyo wafdi uu hogaminayay ayaa u ambo baxay magaalada Garowe ee gobolka Nugaal halkaas oo xarun u ah Maamulka Puntland. Safarka Ra&#8217;iisul wasaaraha ayaa noqonaya kii ugu horeeeyay oo uu ku tago maamulka Puntland tan iyo markii loo magacaabay Ra&#8217;iisul wasaaraha Somalia bishii Octobar ee sanadkii ugu horeeyay. Booqashada uu Cabdi Faarax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13228","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13228","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13228"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13228\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13230,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13228\/revisions\/13230"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13228"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13228"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13228"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}