{"id":13207,"date":"2013-03-08T15:05:33","date_gmt":"2013-03-08T12:05:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13207"},"modified":"2013-03-08T15:09:51","modified_gmt":"2013-03-08T12:09:51","slug":"al-shabab-oo-sheegay-inay-soo-xoojinayaan-weerarada-muqdisho-ay-ka-gaystaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/al-shabab-oo-sheegay-inay-soo-xoojinayaan-weerarada-muqdisho-ay-ka-gaystaan\/","title":{"rendered":"AL Shabab oo Sheegay inay soo xoojinayaan Weerarada Muqdisho ay ka gaystaan."},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/AL-SHabab-Logo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2013\/03\/AL-SHabab-Logo.jpg\" alt=\"\" title=\"AL SHabab Logo\" width=\"218\" height=\"231\" class=\"alignleft size-full wp-image-13212\" \/><\/a>Wakiilka AL Shabab u qaabilsan Gobolka Banadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen oo u waramayay Warbaahinta AL Shabab Afkeeda ku hadasha ayaa sheegay inay soo xoojin doonaan weerarada ay ka gaysanayaan magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wuxuuu Sheegay in ay Dar dar galin doonaan weerarada isla markaasna ay qaadayaan talaabo kasto oo ay kula dagaalamayaan waxa uu ugu yeeray Cadowga isla markaasna ay u wajahi doonaan qaab kasto oo ugu suura galayso inay ku dileen Mas&#8217;uuliyiinta Dowladda ,Ciidamada  iyo kuwa Amisom.<\/p>\n<p>&#8220;Degmooyinka Magaalada Muqdisho waxaa ku sugan Cadow farabadan waxaana lagama maarmaan ah si kasta oo loo dili karo Cadowgaas in loo dilo ayuu yiri Sheekh Cali Maxamed Xuseen.<\/p>\n<p>AL Shabab ayaa horey u sheegay inay sii socon doonaan weerarada ay ka gaystaan Gobolada Dalka Somalia isla markaasna ay sii wadayaan dagaalada ay kula jiraan ciidamada dowladda iyo kuwa Amisom.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakiilka AL Shabab u qaabilsan Gobolka Banadir Sheekh Cali Maxamed Xuseen oo u waramayay Warbaahinta AL Shabab Afkeeda ku hadasha ayaa sheegay inay soo xoojin doonaan weerarada ay ka gaysanayaan magaalada Muqdisho. Wuxuuu Sheegay in ay Dar dar galin doonaan weerarada isla markaasna ay qaadayaan talaabo kasto oo ay kula dagaalamayaan waxa uu ugu yeeray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13207","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13207","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13207"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13207\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13213,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13207\/revisions\/13213"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13207"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13207"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13207"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}