{"id":13185,"date":"2013-03-08T02:00:21","date_gmt":"2013-03-07T23:00:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13185"},"modified":"2013-03-08T02:00:21","modified_gmt":"2013-03-07T23:00:21","slug":"masjid-ay-al-islaax-muxaadaro-ka-wadey-oo-labo-mambaane-lagu-tuurey-caawa-magaalada-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/masjid-ay-al-islaax-muxaadaro-ka-wadey-oo-labo-mambaane-lagu-tuurey-caawa-magaalada-garoowe\/","title":{"rendered":"Masjid ay al islaax muxaadaro ka wadey oo labo mambaane lagu tuurey caawa magaalada garoowe."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa isasoo taraya khasaaraha ka dhashey bambaanooyin lagu tuurey masjid ay muxaadaro ka wadeen al islaax iyadoo dhawaan lagu diley wadaad caan ah oo alaha u naxariistee lagu magacaabi jirey sh\/c\/qaadir gacamey.<\/p>\n<p>Gobolada puntland ayaa waxaa ka jira khalalaase dagaal iyo maxkamadaha oo dil ku xukuma dad maalin walba,waana mida keentey in alshabaab ku wada dhuuntaan dagaalna kala hor yimaadaan maamulka faroole.<\/p>\n<p>Maahan markii ugu horeysey oo qaraxyo lala beegsado beydka alle waxeyse tani kusoo beegmeysaa iyadoo dawladu wadahadalo la bilawdey qaar kamid ah debedjooga alshabaab wax xil ah ka waayey,kuwaasoo aan keeni karin wax isbedel muuqda oo laga dareemo dhanka xarakada alshabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa isasoo taraya khasaaraha ka dhashey bambaanooyin lagu tuurey masjid ay muxaadaro ka wadeen al islaax iyadoo dhawaan lagu diley wadaad caan ah oo alaha u naxariistee lagu magacaabi jirey sh\/c\/qaadir gacamey. Gobolada puntland ayaa waxaa ka jira khalalaase dagaal iyo maxkamadaha oo dil ku xukuma dad maalin walba,waana mida keentey in alshabaab ku wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13185","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13185","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13185"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13185\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13192,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13185\/revisions\/13192"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13185"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13185"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13185"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}