{"id":13160,"date":"2013-03-06T23:01:41","date_gmt":"2013-03-06T20:01:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13160"},"modified":"2013-03-07T01:12:29","modified_gmt":"2013-03-06T22:12:29","slug":"gudiga-dib-u-hishisinta-qaranka-oo-shirka-kismaayo-ka-socda-ku-tilmamay-mid-aan-loo-dhamayn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/gudiga-dib-u-hishisinta-qaranka-oo-shirka-kismaayo-ka-socda-ku-tilmamay-mid-aan-loo-dhamayn\/","title":{"rendered":"Gudiga dib u hishisinta qaranka oo shirka kismaayo ka socda ku tilmamay mid aan loo dhamayn."},"content":{"rendered":"<p>Ismaciil macalin muuse oo ah gudomiyaha gudiga dib u hishiisinta qaranka somalia ayaa ka hadlay maamul u samaynta jubbooyinka. Guddoomiyaha guddiga dib u hishisinta Ismaciil Macalin Muuse ayaa ku baaqay in maamul u samaynta gobolada jubbooyinka laga qayb galiyo dhamaan beelaha dega halkaas. Guddigan ayaa sheegay in shirka ka socdo Kismaayo uu yahay mid beelo qaar shirkas ay ka qeyb galayaan oo aan loo dhamayn ka qeyb galkiis.              Hadalkaan ayaa imaanaya iyadoo shir lagu sheegay mid maamul loogu sameenayo gobolada jubbooyinka uu ka soconayo magaalada kismaayo ee xarunta jubbada hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ismaciil macalin muuse oo ah gudomiyaha gudiga dib u hishiisinta qaranka somalia ayaa ka hadlay maamul u samaynta jubbooyinka. Guddoomiyaha guddiga dib u hishisinta Ismaciil Macalin Muuse ayaa ku baaqay in maamul u samaynta gobolada jubbooyinka laga qayb galiyo dhamaan beelaha dega halkaas. Guddigan ayaa sheegay in shirka ka socdo Kismaayo uu yahay mid beelo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13160","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13160","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13160"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13160\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13175,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13160\/revisions\/13175"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13160"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13160"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13160"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}