{"id":13139,"date":"2013-03-06T00:27:51","date_gmt":"2013-03-05T21:27:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13139"},"modified":"2013-03-06T00:27:51","modified_gmt":"2013-03-05T21:27:51","slug":"ciidamo-amisom-ah-oo-gaarey-xubin-iyo-xeeb-xaruntooda-cadaado","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/ciidamo-amisom-ah-oo-gaarey-xubin-iyo-xeeb-xaruntooda-cadaado\/","title":{"rendered":"Ciidamo amisom ah oo gaarey xubin iyo xeeb xaruntooda cadaado."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo ka socda amisom gaar ahaan kuwa dalka jabuuti ayaa xaley gaarey magaalada cadaado,ciidamadan ayaa beryahan waxey calaamad u ahaayeen meelaha uu imanayo r\/wasaaraha oo gobolka galguduud booqasho ku maraya.<\/p>\n<p>Ciidamadan ayaa waxey gebi ahaanba la wareegeen kontorolada magaalada laga soo galo iyo airporka cadaado,waxeyna hora dhac u yihiin r\/wasaare saacid oo berito la filayo in uu cadaado yimaad,lamana oga halka uu saacid kasii aadi doono magaalada cadaado,oo ah halka ay ka soo jeedaan caruurtiisa abtiyaashood.<\/p>\n<p>Tagitaanka ay ciidamada amisom tageen cadaado waa cagtii ugu horeysey ee amisom cagaheeda dhigto,waxaana noo xaqiijiyey in r\/wasaare saacid cadaado soo gaari doono berito hadii alle idmo afhayenka maamulka xubin iyo xeeb maxamed cumar hagafeey oo ku sugnaa cadaado gudaheeda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo ka socda amisom gaar ahaan kuwa dalka jabuuti ayaa xaley gaarey magaalada cadaado,ciidamadan ayaa beryahan waxey calaamad u ahaayeen meelaha uu imanayo r\/wasaaraha oo gobolka galguduud booqasho ku maraya. Ciidamadan ayaa waxey gebi ahaanba la wareegeen kontorolada magaalada laga soo galo iyo airporka cadaado,waxeyna hora dhac u yihiin r\/wasaare saacid oo berito la filayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13139","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13139","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13139"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13139\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13145,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13139\/revisions\/13145"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13139"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13139"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13139"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}