{"id":13123,"date":"2013-03-05T18:55:15","date_gmt":"2013-03-05T15:55:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13123"},"modified":"2013-03-05T18:55:15","modified_gmt":"2013-03-05T15:55:15","slug":"rwasaare-cabdi-faarax-shirdoon-oo-maanta-booqasho-ku-tagey-degmada-cwaaqcadaadana-u-harsantahey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/rwasaare-cabdi-faarax-shirdoon-oo-maanta-booqasho-ku-tagey-degmada-cwaaqcadaadana-u-harsantahey\/","title":{"rendered":"R\/wasaare cabdi faarax shirdoon oo maanta booqasho ku tagey degmada c\/waaq,cadaadana u harsantahey."},"content":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha soomaaliya cabdi faarax shirdoon ayaa maanta booqasho ku tagey deg\/caabudwaaq ee gobolka galguduud iyadoo shaley ay aheyd markii uu tagey xarunta gobolka galguduud magaalada dhuusamareeb.<\/p>\n<p>R\/wasaare saacid ayaa waxaa c\/waaq ku soo dhaweeyey shacbiga degmada iyo madax ka tirsan ahlusuna waljameeca,r\/wasaaraha ayaa laga yaabaa in uu tago degmooyinkale oo gobolkaas ka tirsan hadii kale waxey noqoneysaa in uu ukala eexdey deg.gobolku ka koobnaa.<\/p>\n<p>R\/wasaaraha booqashadiisa ayaa kusoo beegmeysa iyadoo m\/weynuhu dalka debediisa ku maqanyahey,waxaana la filayaa in booqashada r\/wasaaruhu ay waqti badan qaadato,lamana oga waqtiga rasmiga ah ee r\/wasaare saacid uu caasimada kusoo laabanayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha soomaaliya cabdi faarax shirdoon ayaa maanta booqasho ku tagey deg\/caabudwaaq ee gobolka galguduud iyadoo shaley ay aheyd markii uu tagey xarunta gobolka galguduud magaalada dhuusamareeb. R\/wasaare saacid ayaa waxaa c\/waaq ku soo dhaweeyey shacbiga degmada iyo madax ka tirsan ahlusuna waljameeca,r\/wasaaraha ayaa laga yaabaa in uu tago degmooyinkale oo gobolkaas ka tirsan hadii kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13123","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13123","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13123"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13123\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13129,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13123\/revisions\/13129"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13123"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13123"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13123"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}