{"id":13119,"date":"2013-03-05T01:39:12","date_gmt":"2013-03-04T22:39:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13119"},"modified":"2013-03-05T01:39:12","modified_gmt":"2013-03-04T22:39:12","slug":"hawl-gal-ay-sameeyeen-ciidanka-nabadsugida-qaranka-oo-lagu-soo-qabtey-dad-la-sheegey-in-ay-xiriir-la-leeyihiin-alshabaabhub-iyo-walxaha-qarxana-lagu-soo-bandhigey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/hawl-gal-ay-sameeyeen-ciidanka-nabadsugida-qaranka-oo-lagu-soo-qabtey-dad-la-sheegey-in-ay-xiriir-la-leeyihiin-alshabaabhub-iyo-walxaha-qarxana-lagu-soo-bandhigey\/","title":{"rendered":"Hawl gal ay sameeyeen ciidanka nabadsugida qaranka oo lagu soo qabtey dad la sheegey in ay xiriir la leeyihiin alshabaab,hub iyo walxaha qarxana lagu soo bandhigey&#8230;"},"content":{"rendered":"<p>Hawlgal ay fulinayeen ciidanka nabadsugida qaranka soomaaliya lagana fulinayey degmada yaaqshiid ee gobolka banaadir ayaa lagu soo qabqabtey dad la sheegey in ay xiriir la leeyihiin alshabaab isla markaana lagu soo bandhigey,hub iyo walxaha qarxa kuwaasoo ay ciidamadu sheegeen in hawlgalka lagu soo qabtey.<\/p>\n<p>Hawlgaladan oo noqdey kuwo joogta ah isla markaana aan keenin wax nabadgelya ah ayaa dadka qaarkiis dhaliilsanyihiin kuna sheegayaan in ay yihiin xadgudub dastuurkuna uusan ogoleyn,maadaama dad badan oo meel leysugu keenaa ay lafteedu keeni karto nabadgelyo xumo sidaas awgeedna ay ciidamadu hada ku shaqeynayaan qodob ay jeebkooda kala soo baxeen.<\/p>\n<p>Ciidamada nabadsugida iyo booliskuba waa in ay macluumaad ku helaan meesha iyo shaqsiga denbiga lagu tuhmo hadiise bulshada dhan la wada tuhmo sax maahan ayey ku doodayaan sharciyaqaano iyo siyaasiyiin indhaha ku haya.<\/p>\n<p>Iyadoo hawlgaladaani ay socdaan ayaa marar badan dad lagu diley gobihii hawlgaladu ka dhaceen,sidaas awgeed waxba kuma kordhinayaan amniga iyo xasiloonida hadiiba muwaadinka oo aan waxba galabsan leyska wadan karo ama la xiri karo,ayuu yiri mid kamid ah wax garadka muqdisho,walaw ay ciidamada nabadsugidu yihiin kuwa ugu anshaxa iyo aadaabta wacan marka laga hadlayo dhamaan ciidamada dalkeenu leeyahey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hawlgal ay fulinayeen ciidanka nabadsugida qaranka soomaaliya lagana fulinayey degmada yaaqshiid ee gobolka banaadir ayaa lagu soo qabqabtey dad la sheegey in ay xiriir la leeyihiin alshabaab isla markaana lagu soo bandhigey,hub iyo walxaha qarxa kuwaasoo ay ciidamadu sheegeen in hawlgalka lagu soo qabtey. Hawlgaladan oo noqdey kuwo joogta ah isla markaana aan keenin wax [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13119","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13119","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13119"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13119\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13125,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13119\/revisions\/13125"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13119"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13119"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13119"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}