{"id":13109,"date":"2013-03-04T22:40:51","date_gmt":"2013-03-04T19:40:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13109"},"modified":"2013-03-04T22:40:51","modified_gmt":"2013-03-04T19:40:51","slug":"uhuru-kenyatta-oo-ku-horeyo-codaynta-dorashada-madaxweyne-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/uhuru-kenyatta-oo-ku-horeyo-codaynta-dorashada-madaxweyne-kenya\/","title":{"rendered":"Uhuru kenyatta oo ku horeyo codaynta dorashada madaxweyne kenya."},"content":{"rendered":"<p>Musharaxa xilka madaxweynenimo dalka kenya uhuru kenyatta aya hogaaminaya codadka horu dhaca ah ee la tiriyay maanta.    Dalka kenya ayaa saakay loo dareeray codaynta xilka madaxtinimada dalka kenya.                  Dadka codaynaya aya waxa ku jira somalida waqooyi bari  kuwas oo deeganadoda ka codey.                    Musharaxa 2-aad ee ugu cad xilka madaxtinimada dalka kenya aya ah raila odinga oo ah raisul wasaraha dalka kenya kaas oo sanadkii 2008 dorashada muranka dhalisay loo doortay. Natiijada doorashada ayaa la shaacin do\u00f5na bishan 11-keeda. Police gaaray 99 kun ayaa la dhigay goobaha laga codeenay inkastoo rabshado meelaha qaar laga soo calaamadeeyay kuwas oo sababay dhimasho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharaxa xilka madaxweynenimo dalka kenya uhuru kenyatta aya hogaaminaya codadka horu dhaca ah ee la tiriyay maanta. Dalka kenya ayaa saakay loo dareeray codaynta xilka madaxtinimada dalka kenya. Dadka codaynaya aya waxa ku jira somalida waqooyi bari kuwas oo deeganadoda ka codey. Musharaxa 2-aad ee ugu cad xilka madaxtinimada dalka kenya aya ah raila odinga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13109","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13109","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13109"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13109\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13117,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13109\/revisions\/13117"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13109"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13109"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13109"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}