{"id":13105,"date":"2013-03-04T20:52:45","date_gmt":"2013-03-04T17:52:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13105"},"modified":"2013-03-04T20:52:45","modified_gmt":"2013-03-04T17:52:45","slug":"kulanka-baarlamanka-oo-maanta-baaqday-sabab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/kulanka-baarlamanka-oo-maanta-baaqday-sabab\/","title":{"rendered":"Kulanka baarlamanka oo maanta baaqday sabab!"},"content":{"rendered":"<p>Waxa maanta dib u dhacay kulankii 2-aad ee kalfadhigiisa 2-ad oo mudanayasha baarlamanka ay ku yeelan lahaayeen magalada muqdisho. Kulankan ayaa lagu waday inuu ka dhaco xarunta ku meel gaarka baarlamanka somalia ee iskuulka tababarka booliska ee degmada xamar jajab. Baaqashada kulanka mudanayasha baarlamanka ayaa ka dambeysay kadib markii ay dhamaystirmi waayay tirada kooramka xildhibaanada federalka somalia. Tododobaadkan ayay ahayd markii uu dib u furmay fadhiyada barlamanka kal fadhigii 2-aad. <\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa maanta dib u dhacay kulankii 2-aad ee kalfadhigiisa 2-ad oo mudanayasha baarlamanka ay ku yeelan lahaayeen magalada muqdisho. Kulankan ayaa lagu waday inuu ka dhaco xarunta ku meel gaarka baarlamanka somalia ee iskuulka tababarka booliska ee degmada xamar jajab. Baaqashada kulanka mudanayasha baarlamanka ayaa ka dambeysay kadib markii ay dhamaystirmi waayay tirada kooramka xildhibaanada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13105","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13105","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13105"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13105\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13111,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13105\/revisions\/13111"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}