{"id":13096,"date":"2013-03-04T16:23:39","date_gmt":"2013-03-04T13:23:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13096"},"modified":"2013-03-04T16:23:39","modified_gmt":"2013-03-04T13:23:39","slug":"rwasaare-cabdi-faarax-shirdoon-oo-maanta-gaarey-gobolka-gguduud-magaalada-dhmareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/rwasaare-cabdi-faarax-shirdoon-oo-maanta-gaarey-gobolka-gguduud-magaalada-dhmareeb\/","title":{"rendered":"R\/wasaare cabdi faarax shirdoon \u00f5o maanta gaarey gobolka G\/guduud magaalada dh\/mareeb."},"content":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha soomaaliya ayaa maanta waxa uu gaarey gobolka g\/guduud magaalada dh\/mareeb,isagoo ay dad aad u farabadani kusoo dhaweeyeen magaalada dh\/mareeb.<\/p>\n<p>R\/wasaaraha ayaa kasoo jeeda gobolka g\/guduud ayaa booqashadiisu tahey markii ugu horeysey tan iyo markii xilka loo magacaabey,waxa ayna dhiiri gelin u tahey maamulka ahlusuna waljameeca oo hada la doonayo in lagu soo dabaalo dawlada dhexe.<\/p>\n<p>Safarka r\/wasaaraha ayaa kusoo beegmaya iyadoo m\/weyne xasan sheekh uu isna ku maqanyahey dalka qadar,iyadoon shaaca laga qaadin arrimaha uu halkaasi u tagey waana dawladii taageertey markii uu tartanka m\/weyne uu ku jirey xasan sheekh maxamuud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha soomaaliya ayaa maanta waxa uu gaarey gobolka g\/guduud magaalada dh\/mareeb,isagoo ay dad aad u farabadani kusoo dhaweeyeen magaalada dh\/mareeb. R\/wasaaraha ayaa kasoo jeeda gobolka g\/guduud ayaa booqashadiisu tahey markii ugu horeysey tan iyo markii xilka loo magacaabey,waxa ayna dhiiri gelin u tahey maamulka ahlusuna waljameeca oo hada la doonayo in lagu soo dabaalo dawlada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13096","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13096","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13096"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13103,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13096\/revisions\/13103"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}