{"id":13077,"date":"2013-03-04T01:01:36","date_gmt":"2013-03-03T22:01:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13077"},"modified":"2013-03-04T01:02:29","modified_gmt":"2013-03-03T22:02:29","slug":"rwasaaraha-soomaaliya-cabdi-faarax-shirdoon-oo-maanta-barlamaanka-u-sheegey-wax-qabadka-xukuumadiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-cabdi-faarax-shirdoon-oo-maanta-barlamaanka-u-sheegey-wax-qabadka-xukuumadiisa\/","title":{"rendered":"R\/wasaaraha soomaaliya cabdi faarax shirdoon oo maanta barlamaanka u sheegey wax qabadka xukuumadiisa."},"content":{"rendered":"<p>R\/wazaare cabdi faarax shirdoon ayaa maanta hor tagey barlamaanka soomaaliya isagoo ka hor aqriyey wax qabadka xukuumada uu hugaamiyo,iyadoo uu sheegey in xukuumadiisu intii ay jirtey ay alshabaab kala wareegeen meelo badan,isla markaana ay dhistey siyaasada arrimaha debedda ee soomaaliya ugu danbeyna sheegey in xukuumadiisu qoraal ay hor dhigtey qaramada midoobey laga yeelanayo dood dhawaan ayna filayaan in laga qaado soomaaliya cunaqabateyntii hubka ee saarneyd.<\/p>\n<p>Xukuumada dr saacid oo hore u balan qaadey in ay barlamaanka la shaqeyndoonto ayaa maanta u muuqatey mid xubnaha hor fadhiyey uun kalsooni ka rabtey kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in xukuumada dr saacid la ridayo ayna kasoo horjeesteen inta badan xildhibaanada barlamaanka soomaaliya.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey oo xukuumada saacid ay barlamaanka la hor timaado wax qabad aan sidaas usii buureyn,isagoo dhanka kale soo hadal qaadey arrimaha jubooyinka si qabawna u yiri dadka reer jubbaland wey helayaan wixii dastuurku u ogolyahey,ayna taas ku kalsoonaadaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wazaare cabdi faarax shirdoon ayaa maanta hor tagey barlamaanka soomaaliya isagoo ka hor aqriyey wax qabadka xukuumada uu hugaamiyo,iyadoo uu sheegey in xukuumadiisu intii ay jirtey ay alshabaab kala wareegeen meelo badan,isla markaana ay dhistey siyaasada arrimaha debedda ee soomaaliya ugu danbeyna sheegey in xukuumadiisu qoraal ay hor dhigtey qaramada midoobey laga yeelanayo dood dhawaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13077","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13077","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13077"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13077\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13094,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13077\/revisions\/13094"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13077"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13077"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13077"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}