{"id":13015,"date":"2013-03-01T19:44:20","date_gmt":"2013-03-01T16:44:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=13015"},"modified":"2013-03-02T01:58:25","modified_gmt":"2013-03-01T22:58:25","slug":"rwasaaraha-soomaaliya-saacid-oo-kasoo-horjeestey-sida-uu-ku-socdo-shirka-la-sheegey-in-uu-kismaayo-ka-furmey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/03\/rwasaaraha-soomaaliya-saacid-oo-kasoo-horjeestey-sida-uu-ku-socdo-shirka-la-sheegey-in-uu-kismaayo-ka-furmey\/","title":{"rendered":"R\/wasaaraha soomaaliya saacid oo kasoo horjeestey sida uu ku socdo shirka la sheegey in uu kismaayo ka furmey."},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisalwasaaraha soomaaliya cabdi faarax shirdoon ayaa maanta si cad u sheegey in uu kasoo horjeedo sida uu u socdo shirka la sheegey in uu khamiisti la soo dhaafey ka furmey kismaayo.<\/p>\n<p>Shirka kismaayo oo xukuumada saacid iyo maamulka axmed madoobe ay ku kala aragti duwanaayeen ayaaney hada ka hor xukuumada saacid caddeyn mawqifkeeda ku aadan maamul u sameynta jubaland,hase yeeshee maanta ayuu saacid sheegey in koox hubeysan iyo isbaheysi qabiil aaney maamul u sameyn karin jubbooyinka,lamana oga waxa ay ka dhihi doonaan raaskamboodiyiinta isasiiyey kismaayo iyo gadaal ka fadhiya ee aan ismuujineyn waqtixaadirkan.<\/p>\n<p>Warka r\/wasaare saacid ayaa kusoo beegmaya iyadoo la filayey in shekh axmed madoobe muqdisho soo gaaro,isagoo koox wariyeyaal ah khamiisti u sheegey in uu muqdisho tageyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisalwasaaraha soomaaliya cabdi faarax shirdoon ayaa maanta si cad u sheegey in uu kasoo horjeedo sida uu u socdo shirka la sheegey in uu khamiisti la soo dhaafey ka furmey kismaayo. Shirka kismaayo oo xukuumada saacid iyo maamulka axmed madoobe ay ku kala aragti duwanaayeen ayaaney hada ka hor xukuumada saacid caddeyn mawqifkeeda ku aadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-13015","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13015","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13015"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13015\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13035,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13015\/revisions\/13035"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13015"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13015"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13015"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}