{"id":12996,"date":"2013-02-28T21:34:43","date_gmt":"2013-02-28T18:34:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12996"},"modified":"2013-02-28T21:34:43","modified_gmt":"2013-02-28T18:34:43","slug":"meelo-hor-leh-oo-lagala-wareegey-alshabaab-kuwaasoo-kamid-ah-gobolka-shhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/meelo-hor-leh-oo-lagala-wareegey-alshabaab-kuwaasoo-kamid-ah-gobolka-shhoose\/","title":{"rendered":"Meelo hor leh oo lagala wareegey alshabaab kuwaasoo kamid ah gobolka sh\/hoose."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta ka dhacey dagaalo meelo ka tirsan gobolka sh\/hoose sida deegaanka janaale kuwaasoo la gala wareegey dagaalyahanada alshabaab,sida ay kusoo waramayaan goobjoogayaal ku sugan janaale ayaa xaqiijiyey in ciidamada amisom iyo kuwa dawladu tageen halkaas iyadoo looga awood roonaadey xarakada alshabaab oo mudo 3 sano ah xukumeysey janaalle iyo deegaano ku hareereysan.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha gobolka sh\/hoose c\/qaadir saydii ayaa sheegey in ay magacaabayaan maamul kumeelgaar ah meel kasta oo laga qabsado alshabaab,dadkuna ay gacmo furan kusoo dhaweeyeen ciidamada dawlada iyo kuwa amisom ee dawlada federalka taageera.<\/p>\n<p>Inta badan degmooyinka uu ka koobanyahey gobolka sh\/hoose ayaa gacanta dawlada ku jirta inta harteyna dhaqso ayaan tegi doonaa ayuu yiri gudomiye c\/qadir saydii oo warbaahinta la hadlayey,iyadoo ay soo baxayeen dhawaan warar sheegayey in c\/qadir saydii laga fariisiyey shaqada gobolka taas oo hada u muuqata in meesha ay ka baxdey mar haduuba shaqadiisa wato.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta ka dhacey dagaalo meelo ka tirsan gobolka sh\/hoose sida deegaanka janaale kuwaasoo la gala wareegey dagaalyahanada alshabaab,sida ay kusoo waramayaan goobjoogayaal ku sugan janaale ayaa xaqiijiyey in ciidamada amisom iyo kuwa dawladu tageen halkaas iyadoo looga awood roonaadey xarakada alshabaab oo mudo 3 sano ah xukumeysey janaalle iyo deegaano ku hareereysan. Gudoomiyaha gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12996","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12996","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12996"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12996\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13003,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12996\/revisions\/13003"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12996"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12996"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12996"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}