{"id":12982,"date":"2013-02-28T00:19:03","date_gmt":"2013-02-27T21:19:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12982"},"modified":"2013-02-28T00:29:30","modified_gmt":"2013-02-27T21:29:30","slug":"xaggee-laga-maalgeliyaa-kooxaha-alshabaab-iyo-alqaacida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/xaggee-laga-maalgeliyaa-kooxaha-alshabaab-iyo-alqaacida\/","title":{"rendered":"AKHRISO: Magacyadda Al-Qacidadii Dilka laguxakumay"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidanka Puntland ayaa maanta Xakun dil toogasho ah ku riday Rag lagu eedeeyay inay dilal kala duwan ka geesten Guddaha Puntland<br \/>\nDhalinyarada ay maxkamadu dilka ku xakuntaya ayaa waxa ay kala yihiin :-<br \/>\n{1} Axmed Maxamed Cali (Mustafe)<br \/>\n{2} Maxamed Maxamuud Saacadoole (Abu-hureyra)<br \/>\n{3}Maxamed Abshir Cartan<br \/>\n{4} Cabdiraxmaan Maxamed Cali<br \/>\n{5} Cabdiqani Nuur Maxamed (Qorane)<br \/>\n{6} Ruqiyo Xassan {7} maxamed Yusuf<br \/>\nGuddoomiyaha Maxkmadda ciidanka Puntland Cabdifataax Xaaji Adam ayaa sidoo kale sheegay in qaar ka mid ah kuwa lagu eedeeyey dilka Dr.Axmed Xaaji Cabdiraxmaan oo goobta aan joogin ayaa maqnaanshaha lagu xukumey waxaana maxkmaddu ku ridey xukun dil ahmarkii la qabto kuwaas oo kala ah:<br \/>\nHoggaamiyaha Xarakada al-Shabaab Axmed Cabdi Godane (Abu Zubeyr)<br \/>\nXassan Jaamac Xasan Surato<br \/>\nCismaan Cabdirisaaq Siciid (Khalid)<br \/>\nMowliid Maxamed Adam<br \/>\nCabdiraxmaan Axmed Shiikh Cumar (Ayaanle)<br \/>\nCismaan Axmed Qaasim<br \/>\nXukunka Maxkamadda ayaa imaanaya xilli Dowladda Mareykanka ay baadi goobeyso Madaxda iyo dagaalyahaanadda Alshabaab waxa ayn maanta Maxkamadad Go\u2019aan cad ka gaartay qaarijinta Ragaasi iyo Hogaamiyaha sare al-qacidda oo isaguna ay maxkamadu ku sheegtay inuu goobta ka maqnaa<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidanka Puntland ayaa maanta Xakun dil toogasho ah ku riday Rag lagu eedeeyay inay dilal kala duwan ka geesten Guddaha Puntland Dhalinyarada ay maxkamadu dilka ku xakuntaya ayaa waxa ay kala yihiin :- {1} Axmed Maxamed Cali (Mustafe) {2} Maxamed Maxamuud Saacadoole (Abu-hureyra) {3}Maxamed Abshir Cartan {4} Cabdiraxmaan Maxamed Cali {5} Cabdiqani Nuur Maxamed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12982","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12982","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12982"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12982\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12990,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12982\/revisions\/12990"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12982"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12982"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12982"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}