{"id":1298,"date":"2011-06-09T12:25:24","date_gmt":"2011-06-09T12:25:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1298"},"modified":"2011-06-09T12:25:24","modified_gmt":"2011-06-09T12:25:24","slug":"wariyayaasha-shuruurka-qaata-ee-muqdisho-oo-cabasho-ka-muujiyay-saraakiil-ka-tirsan-wasaarada-warfaafinta-iyo-horjoogayaasha-warfaafinta-u-qaabilsan-madaxtooyada-iyo-xafiiska-rwasaaraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/wariyayaasha-shuruurka-qaata-ee-muqdisho-oo-cabasho-ka-muujiyay-saraakiil-ka-tirsan-wasaarada-warfaafinta-iyo-horjoogayaasha-warfaafinta-u-qaabilsan-madaxtooyada-iyo-xafiiska-rwasaaraha\/","title":{"rendered":"Wariyayaasha Shuruurka Qaata Ee Muqdisho Oo Cabasho Ka Muujiyay Saraakiil Ka Tirsan Wasaarada Warfaafinta Iyo Horjoogayaasha Warfaafinta U Qaabilsan Madaxtooyada Iyo Xafiiska R\/Wasaaraha"},"content":{"rendered":"<p><strong><span style=\"font-size: large;\">\u0628\u0633\u0645 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0627\u0644\u0631\u062d\u0645\u0646 \u0627\u0644\u0631\u062d\u064a\u0645<\/p>\n<p><\/span><span style=\"font-family: Times New Roman;\"><\/span><\/strong><\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/DSC04943.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1299\" title=\"DSC04943\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/DSC04943-300x270.jpg\" alt=\"\" width=\"429\" height=\"289\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>Wariyayaashaan oo ka howla gala warbaahinta Muqdisho qaar kood ayaa qeylo dhaan waxay ka muujiyeen tacdiyo dhanka shuruurka ah ay kala kulmaan saraakiil ka tirsan wasaarada Warfaafinta waxayna sheegeen wariyayaashaani in shuruurka uu yahay wax xun ah hasa yeeshee nolol maalmeedka ay ka raadsadaan shuruurka markay dhaqaalo ku filan ka helaan warbaahinta ay u shaqeeyaan sharuurka ay joojin doonaan<\/p>\n<p>Hasa yeeshee waxay walaac ay ka muujiyeen saraakiil ka kala tirsan Wasaarada Warfaafinta Xafiiska R\/wasaaraha iyo Xarunta Madaxtooyada oo ay ku eedeeyeen in ay ka dhacaan shuruurka oo ah wax xun oo loo soo dhiibo ay ka sii dhacaan waxayna ugu baaqeen saraakiishaasi in ay ka joojiyaan ka dhacista ay ku haayaan shuruurka loo soo dhiibo<\/p>\n<p>Waxayna sidoo kale ay sheegeen lacag ku dhow $1000 oo shuruur ahaan ay kaga helaan 3 barnaamij ay sameeyeen hal maalinoo qura uu afka u dhigtay sarkaal ka tirsan Wasaarada Warfaafinta uuna is ogyahay kana codsanayaan inteysan sharciga geynin uu sharuurka uu ka dhacay uu u soo celiyo waxayna wariyaashaani sidoo kale ay ka andocoodeen saraakiil ka tirsan xafiiska R\/wasaaraha iyo xarunta madaxtooyadauna qaabilsan dhanka warfaafinta oo ay ku eedeeyeen in ay shuruurka loo soo dhiibo qaar kood ay dhacaan waxayna baaq u soo jeediyeen Madaxweynaha, Xafiiska R\/wasaaraha, Wasaarada Warfaafinta in wax laga qabto cabashadooda ku aadan dhanka shuruurka<\/p>\n<p>Hadaba Shuruurka oo ah wax aad u xun qofkii bartaana heer saxaafada uuna ka gaarin ayaa waxaa ka sii xun wariyaha shuruurka qaadanayo ninka meel u fadhiyo inuu dhaco uu afka dhigto Shuruurka wariyaha loo soo dhiibay<\/p>\n<p><em>Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">(<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u0628\u0633\u0645 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0627\u0644\u0631\u062d\u0645\u0646 \u0627\u0644\u0631\u062d\u064a\u0645 Wararka Soomaaliya Wariyayaashaan oo ka howla gala warbaahinta Muqdisho qaar kood ayaa qeylo dhaan waxay ka muujiyeen tacdiyo dhanka shuruurka ah ay kala kulmaan saraakiil ka tirsan wasaarada Warfaafinta waxayna sheegeen wariyayaashaani in shuruurka uu yahay wax xun ah hasa yeeshee nolol maalmeedka ay ka raadsadaan shuruurka markay dhaqaalo ku filan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1298","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1298","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1298"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1298\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1301,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1298\/revisions\/1301"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1298"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1298"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1298"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}