{"id":12935,"date":"2013-02-26T14:12:43","date_gmt":"2013-02-26T11:12:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12935"},"modified":"2013-02-27T03:14:01","modified_gmt":"2013-02-27T00:14:01","slug":"hoggaamiyihii-al-qaacida-oo-laga-saaray-liiska-qm-ee-argagixisadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/hoggaamiyihii-al-qaacida-oo-laga-saaray-liiska-qm-ee-argagixisadda\/","title":{"rendered":"Hoggaamiyihii Al-Qaacida Oo Laga Saaray Liiska QM Ee Argagixisadda"},"content":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka Ee QM, ayaa Shaacisay inay Hoogaamiyihii Ruuxiga Ee  Alqaeda, Osama Bin Laden ka Saareen Liiska Magacyadda Xubnaha Alqaeda ee cunaqabataynta saarnayd.<\/p>\n<p>Hadal Qoraal oo ka soo baxay Golahaasi, ayaa ugu baaqay Dowladaha xubnaha ka ah QM inay la socdaan inaan Hantida la xayiray si toos ama si dadban loogu adeegsanin falalka Argagixisadda Caalamiga.<\/p>\n<p>Hoggaamiyihii Alqaeda, Osama Bin Laden waxaa lagu dilay Hawlgal ay Milliteriga Maraykanka bishii May ee sannadkii 2011 ku qaadeen Dhismihii uu Bin Ladin ka degganaa dalka Pakistan.<\/p>\n<p>Tan iyo markii uu geeriyooday BinLaden waxaa xilkaasi la wareegay Ayman Al-Dawahir oo u dhashay dalka Masar, iyadoo Dagaal yahannadda Alqaeda hawlgallo ka wadaan dal ay ka mid yihiin Somalia, Yeman, Nigeria,  iyo Afganistan &#8221; W\/D :{Axmed Cabdi Axmed} {axmed saacid}<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka Ee QM, ayaa Shaacisay inay Hoogaamiyihii Ruuxiga Ee Alqaeda, Osama Bin Laden ka Saareen Liiska Magacyadda Xubnaha Alqaeda ee cunaqabataynta saarnayd. Hadal Qoraal oo ka soo baxay Golahaasi, ayaa ugu baaqay Dowladaha xubnaha ka ah QM inay la socdaan inaan Hantida la xayiray si toos ama si dadban loogu adeegsanin falalka Argagixisadda Caalamiga. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12935","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12935","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12935"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12935\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12943,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12935\/revisions\/12943"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12935"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12935"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12935"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}