{"id":1291,"date":"2011-06-09T12:16:02","date_gmt":"2011-06-09T12:16:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1291"},"modified":"2011-06-09T12:16:02","modified_gmt":"2011-06-09T12:16:02","slug":"dibad-baxyo-lagu-taageerayo-xukuumada-qurba-joogta-ah-uuna-soo-qabanqaabiyay-farmaajo-oo-maanta-qeybo-muqdisho-ka-tirsan-ka-dhacday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/dibad-baxyo-lagu-taageerayo-xukuumada-qurba-joogta-ah-uuna-soo-qabanqaabiyay-farmaajo-oo-maanta-qeybo-muqdisho-ka-tirsan-ka-dhacday\/","title":{"rendered":"Dibad Baxyo Lagu Taageerayo Xukuumada Qurba Joogta Ah Uuna soo Qabanqaabiyay Farmaajo Oo Maanta Qeybo Muqdisho Ka Tirsan Ka Dhacday"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/strong><strong><span style=\"font-size: large;\"><\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">\u0628\u0633\u0645 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0627\u0644\u0631\u062d\u0645\u0646 \u0627\u0644\u0631\u062d\u064a\u0645<\/p>\n<p><\/span><\/strong>Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p><strong><\/strong><strong><span style=\"font-size: large;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/show_image_300.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1293\" title=\"show_image_300\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/show_image_300.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"180\" \/><\/a><\/span><\/strong><\/p>\n<p>Ka dib markay soo baxday in uu iscasilay R\/wasaare Farmaajo ayaa Farmaajo Wuxuu bixiyay lacag aad u fara badan uu u dhiibay xubna sheegta inay matalaan haweenka qaran si ay u kiciyaan haweenka iyo caruurta ayna Muujiyaan inuu taageero Farmaajo ka heysto in yar oo ka tirsan haweenka Muqdisho waxaana wadada isku xirta Airporka iyo Madaxtooyada Caruur iyo Haween iyo in yaroo ka tirsan askar isku beel ay yihiin Farmaajo kuwaasoo gubayay Taayero Waxaana meelaha qaar laga maqalayay rasaas ay ridayaan ciidamada ku beesha ah Farmaajo kuwaasoo lagu ridayay gaawaarida dadka rayidka ay saaran yihiin<\/p>\n<p>Waxaana dibad baxyadaasi ay ahaayeen mid lagu doonayo in qalalaaso lagaga kiciyo Magaalada MuqdishoWaxaana hada dagan xaalada Magaalada Muqdisho iyadoona qarashaad aad u fara badan uu ku bixiyay Dibad bax yadaasi R\/wasaarihii TFG-da Maxamed C\/laahi Farmaajo<\/p>\n<p><em>Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/em><\/p>\n<p>(<a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a> &amp; <a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u0628\u0633\u0645 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0627\u0644\u0631\u062d\u0645\u0646 \u0627\u0644\u0631\u062d\u064a\u0645 Wararka Soomaaliya Ka dib markay soo baxday in uu iscasilay R\/wasaare Farmaajo ayaa Farmaajo Wuxuu bixiyay lacag aad u fara badan uu u dhiibay xubna sheegta inay matalaan haweenka qaran si ay u kiciyaan haweenka iyo caruurta ayna Muujiyaan inuu taageero Farmaajo ka heysto in yar oo ka tirsan haweenka Muqdisho [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1291","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1291","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1291"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1291\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1296,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1291\/revisions\/1296"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1291"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1291"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1291"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}