{"id":12898,"date":"2013-02-24T00:00:06","date_gmt":"2013-02-23T21:00:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12898"},"modified":"2013-02-24T23:21:38","modified_gmt":"2013-02-24T20:21:38","slug":"banaan-baxyo-looga-soo-horjeedo-dilalka-qorsheesan-oo-kadhacay-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/banaan-baxyo-looga-soo-horjeedo-dilalka-qorsheesan-oo-kadhacay-garoowe\/","title":{"rendered":"Banaan  Baxyo  Looga Soo Horjeedo Dilalka Qorsheesan  Oo Kadhacay Garoowe"},"content":{"rendered":"<p>Banaan  Baxyo  ballaaran oo looga soo horjeedo Dilkii loo geestay dhawaan Sheekh C\/qaadir Gacameey ayaa maanta  waxuu kadhacay  Magaalada Garoowe ee  Puntland<br \/>\nBoqolaal dad ah ayaa isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee Magaalada Garoowe halkaasi oo ku socdaal ku marayen wadoyin  iyagaoo ku dhawaaqaye erayo ka dhanAl-Shabaab.<\/p>\n<p>Madaxda maamulka Puntland C\/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa waxa uu kaqeyb qaatay  dibadbaxa yaasha isugu soo baxay wadooyinka magaalada Garoowe iyadoo shacabka iyo qeybaha kala duwanee bulshada ay shacabka uga soo horjees teen Dilalka aan loo meeldayin ee lala beegsado dadka bulshada waxgalka u,ah<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha maamulka Puntland oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in maamulkiisa uu si adag ula dagaalami doono Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab mardambane aysan dhici doonin in ladilo masuuliyiinta iyo culimaada Soomaaliyeed (W\/D) Axmed Cabdi Axmed {Axmed Saacid}<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Banaan Baxyo ballaaran oo looga soo horjeedo Dilkii loo geestay dhawaan Sheekh C\/qaadir Gacameey ayaa maanta waxuu kadhacay Magaalada Garoowe ee Puntland Boqolaal dad ah ayaa isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee Magaalada Garoowe halkaasi oo ku socdaal ku marayen wadoyin iyagaoo ku dhawaaqaye erayo ka dhanAl-Shabaab. Madaxda maamulka Puntland C\/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12898","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12898","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12898"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12898\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12900,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12898\/revisions\/12900"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12898"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12898"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12898"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}