{"id":12891,"date":"2013-02-25T01:18:24","date_gmt":"2013-02-24T22:18:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12891"},"modified":"2013-02-25T01:18:24","modified_gmt":"2013-02-24T22:18:24","slug":"banaanbax-lagu-muujinayo-sida-qaati-looga-taaganyahey-kuwa-ugaarsada-dadka-waxgalka-ah-oo-puntland-ka-dhacey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/banaanbax-lagu-muujinayo-sida-qaati-looga-taaganyahey-kuwa-ugaarsada-dadka-waxgalka-ah-oo-puntland-ka-dhacey\/","title":{"rendered":"Banaanbax lagu muujinayo sida qaati looga taaganyahey kuwa ugaarsada dadka waxgalka ah oo puntland ka dhacey."},"content":{"rendered":"<p>Banaanbax looga soo horjeedo dilka culimada iyo kuwa bulshada magaca ku leh ayaa maanta ka dhacey puntland gaar ahaan magaalada garoowe,waxaana banaanbaxa kasoo qeyb galey m\/weynaha puntland iyo labada gole,culimo iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.<\/p>\n<p>Dr c\/raxmaan faroole ayaa sheegey in uu iclaaminayo dagaal ka dhan ah argagixisada,waxa uu ugu yeerey,waxaana hore u heystey mucaarad kasoo horjeeda halka sano ee uu faroolle waqtigiisa ku kororsadey.<\/p>\n<p>Banaanbaxan ayaa kusoo beegmaya xilli dhawaan magaalada garoowe lagu diley sheekh aad caan u ahaa allaha u naxariistee sheekh c\/qaadir nuur faarax shekh c\/qadir gacamey,iyadoo horena kuwo kale loogu diley magaalooyin ka tirsan puntland.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey oo dawlada iyo shacabka puntland ay si cad u sheegeen in uu jiro caddaw tuhunkiisu u badanyahey xarakada alshabaab iyadoo maanta banaanbaxa lagu sheegey in 50qof loo xirey dad lagu tuhunsanyahey dilkii shekh c\/qadir gacamey,kaas oo saraakiisha alshabaab qaarkood ay sheegeen in ay barii ka yihiin dilka culimada uu kamidyahey sh\/cabdiqaadir gacamey,taas oo u muuqata in shabaab ku kala qeybsanyihiin ficillada qaarkood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Banaanbax looga soo horjeedo dilka culimada iyo kuwa bulshada magaca ku leh ayaa maanta ka dhacey puntland gaar ahaan magaalada garoowe,waxaana banaanbaxa kasoo qeyb galey m\/weynaha puntland iyo labada gole,culimo iyo bulshada qeybaheeda kala duwan. Dr c\/raxmaan faroole ayaa sheegey in uu iclaaminayo dagaal ka dhan ah argagixisada,waxa uu ugu yeerey,waxaana hore u heystey mucaarad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12891","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12891","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12891"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12891\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12906,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12891\/revisions\/12906"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12891"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12891"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12891"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}