{"id":12880,"date":"2013-02-23T23:24:09","date_gmt":"2013-02-23T20:24:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12880"},"modified":"2013-02-23T23:24:09","modified_gmt":"2013-02-23T20:24:09","slug":"xoghayaha-dawlada-hoose-ee-degmada-bweyne-xuseen-maxamed-fiidaw-oo-eedeyn-usoo-jeediyey-heyadda-who","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/xoghayaha-dawlada-hoose-ee-degmada-bweyne-xuseen-maxamed-fiidaw-oo-eedeyn-usoo-jeediyey-heyadda-who\/","title":{"rendered":"Xoghayaha dawlada hoose ee degmada b\/weyne xuseen maxamed fiidaw oo eedeyn usoo jeediyey hey&#8217;adda WHO."},"content":{"rendered":"<p>Xoghayaha dawladda hoose ee degmada B\/weyne xuseen maxamed fiidaw ayaa eedeyn u soo jeediyey hey&#8217;adda WHO ee qaramada midoobey,isagoo ku eedeeyey in hey&#8217;dda WHO ay gabtey hawlihii loo igmadey,isla markaana aysan wax gacan ah ka geysan hawlaha nadaafada ay dawlada hoose ku dhexjirto.<\/p>\n<p>Xoghayaha dawlada hoose ee degmada beledweyne xuseen maxamed fiidaw iyo maamulka degmada ayaa in dhawaalaba ku guda jirey sidii ay u soo celin lahaayeen bilicda magaalada b\/weyne,waxeyna si iskaa wax u qabso ah ku nadiifiyeen magaalada dhexdeeda iyagoo wadada magaalada iyo jante kundisho u dhaxeysa ka nadiifiyey geedo qariyey wadada taas oo ay ku muteen amaan iyo bogaadin ay shacabka ka heleen.<\/p>\n<p>Eedayntan uu xoghayuhu isoo jeediyey hey&#8217;adda WHO ayaa waxey kusoo beegmeysaa iyadoo maamulka degmadu ay la daala dhacayaan duruufo dhaqaale iyo amni mana jirto taageero ay ka helaan dawlada dhexe,hey&#8217;adaha samafalka iyo ganacsataba,waxaana beryahan leysla dhexmarayaa warar sheegaya in uu jiro shax ama nidaam ay wasaarada arrimaha guduhu maamul ugu dhiseyso guud ahaan gobolka hiiraan kaas oo aan wali la shaacin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha dawladda hoose ee degmada B\/weyne xuseen maxamed fiidaw ayaa eedeyn u soo jeediyey hey&#8217;adda WHO ee qaramada midoobey,isagoo ku eedeeyey in hey&#8217;dda WHO ay gabtey hawlihii loo igmadey,isla markaana aysan wax gacan ah ka geysan hawlaha nadaafada ay dawlada hoose ku dhexjirto. Xoghayaha dawlada hoose ee degmada beledweyne xuseen maxamed fiidaw iyo maamulka degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12880","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12880","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12880"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12880\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12885,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12880\/revisions\/12885"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12880"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12880"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12880"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}