{"id":12868,"date":"2013-02-23T22:04:26","date_gmt":"2013-02-23T19:04:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12868"},"modified":"2013-02-23T22:04:26","modified_gmt":"2013-02-23T19:04:26","slug":"besir-bozdag-rwasare-ku-xigenka-dalka-turkiga-oo-booqasho-ku-yimid-muqdisho-kulamana-la-qaatey-madaxda-dalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/besir-bozdag-rwasare-ku-xigenka-dalka-turkiga-oo-booqasho-ku-yimid-muqdisho-kulamana-la-qaatey-madaxda-dalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Besir bozdag r\/wasare ku xigenka dalka turkiga oo booqasho ku yimid muqdisho kulamana la qaatey madaxda dalka soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta dalka soomaaliya soo gaarey wafdi ka socda dalka turkiga oo uu hugaaminayey r\/wasare kuxigenka dalka turkiga besir bozdag isagoo kulamo la qaatey madaxda dalka ugu sareysa sida m\/weynaha iyo r\/wasaraha dalka somaaliya dr saacid.<\/p>\n<p>Kulanka kadib ayaa saxaafadda waxaa la hadley r\/wasare kuxigenka dalka turkiga iyo m\/weynaha dalka soomaaliya prof.xasan shekh maxamuud iyagoo sheegey in ay labada dhinacba ku faraxsanyihiin booqashada wufuudan dalka turkiga ka socota,waxaana kor u sii kacaya xiriirka soomaaliya iyo turkiga,iyadoo dawlada turkigu ay dalka gudihiisa ka heyso mashaariic dib u dhiska wadooyinka iyo iskuullo aan sidaas u sii badneyn.<\/p>\n<p>Waa markii sadexaad ee wufuud heerkan oo kale ah ay dalka booqasho ku yimaadiin sidoo kalena kuwa dalka soomaaliyana ay booqdeen dalka turkiga,waxeyna abuureysaa xiriirka labada dawladood,halka dawlada turkiga ay u sii dheertahey mixnooyin wax barasho in ay siiyeen ardey kor u dhaafeysa ilaa laba kun oo ardey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta dalka soomaaliya soo gaarey wafdi ka socda dalka turkiga oo uu hugaaminayey r\/wasare kuxigenka dalka turkiga besir bozdag isagoo kulamo la qaatey madaxda dalka ugu sareysa sida m\/weynaha iyo r\/wasaraha dalka somaaliya dr saacid. Kulanka kadib ayaa saxaafadda waxaa la hadley r\/wasare kuxigenka dalka turkiga iyo m\/weynaha dalka soomaaliya prof.xasan shekh maxamuud iyagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12868","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12868","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12868"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12868\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12874,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12868\/revisions\/12874"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12868"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12868"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12868"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}