{"id":12860,"date":"2013-02-23T01:10:33","date_gmt":"2013-02-22T22:10:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12860"},"modified":"2013-02-23T01:10:33","modified_gmt":"2013-02-22T22:10:33","slug":"war-deg-deg-ah-shirka-maamul-u-sameynta-kismaayo-oo-dib-u-dhac-ku-yimid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/war-deg-deg-ah-shirka-maamul-u-sameynta-kismaayo-oo-dib-u-dhac-ku-yimid\/","title":{"rendered":"War deg deg ah shirka maamul u sameynta kismaayo oo dib u dhac ku yimid."},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalo xeebeedka kismaayo oo la filayey in shirweyne maamul loogu sameeyo jubooyinka ayaa waxaa ku yimid dib u dhac,waxaana dib loo dhigey ilaa isniinta soo socoto hadii eebe idmo.<\/p>\n<p>Dib u dhaca shirka ayaa waxaa sabab u ah baa lagu soo waramayaa in ay tahey ka qeyb galka xukuumada dr saacid oo lagu wadey in ay wafdi u dirto kaas oo goob joog u noqondoono sida wax u dhacayaan,waxaana la filayaa in ra&#8217;iisalwasaaruhu ka qeybgalo,sidaas darteedna shirka loo hakiyey si dawlada dhexe shirka uga soo qeyb gasho.<\/p>\n<p>Waa marki ugu horeysey ee lagu dhawaaqo dib u dhac shirka kismaayo ku yimid waxeyna ku beegmeysaa iyadoo wali shaki laga qabo sida hawlaha jubooyinku u socdaan iyo cidda ay ka amar qaataan,iyo halka ay hoostagaan iyo doorka dawladu ku leedahey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalo xeebeedka kismaayo oo la filayey in shirweyne maamul loogu sameeyo jubooyinka ayaa waxaa ku yimid dib u dhac,waxaana dib loo dhigey ilaa isniinta soo socoto hadii eebe idmo. Dib u dhaca shirka ayaa waxaa sabab u ah baa lagu soo waramayaa in ay tahey ka qeyb galka xukuumada dr saacid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12860","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12860","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12860"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12860\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12866,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12860\/revisions\/12866"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12860"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12860"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12860"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}