{"id":12850,"date":"2013-02-22T23:51:03","date_gmt":"2013-02-22T20:51:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12850"},"modified":"2013-02-22T23:51:03","modified_gmt":"2013-02-22T20:51:03","slug":"halkee-bay-ku-danbeeyeen-minxooyinki-wax-barasho-ee-laga-heli-jirey-dawlada-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/halkee-bay-ku-danbeeyeen-minxooyinki-wax-barasho-ee-laga-heli-jirey-dawlada-turkiga\/","title":{"rendered":"Halkee bay ku danbeeyeen minxooyinki wax barasho ee laga heli jirey dawlada turkiga."},"content":{"rendered":"<p>Waxa ay dad badani isweydiinayaan halka ay ku danbeeyeen minxooyinki wax barasho ee laga heli jirey dawlada turkiga,kadib musuqmaasuq baahsan markii ay hareeyeen,qaar kamid ah dadki caruurtooda la rabey in ay u helaan waxbarasho turkish ah ayaa waayey lacago si laaluusha looga qaado.<\/p>\n<p>Wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ayaa noqotey wasaarada ugu musuqmaasuqa badan,waxaana hadda u xiran musuqa awgiis agaasimihi guud ee wasaarada iyo wiil uu dhaley kuwaasoo loo heysto lacago ay ka qaadeen dad ay waxbarasho u balan qaadeen,waxaana la sheegayaa in labo agaasime waaxeed iyagana shaqada laga eryey.<\/p>\n<p>Ma jirto cid la xisaabtanta ama dabagal iyo hubin ku sameysa wasaaradaha iyo sida loo maamulo hantida qaranka soomaaliya waana midda keentey in aan qofna shaqada uu hayo laga qaado sidii in uu dhaxal isagu u heley,hadii uu maqlo xog la xiriirta xilka qaadistiisana uu qabiil iyo odayaal u shiriyo iyagoo sheega in ujeedo reer qansax leeyihiin xilka hebel laga qaadayo ay ka leeyihiin cadaalad darrona ay tahey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa ay dad badani isweydiinayaan halka ay ku danbeeyeen minxooyinki wax barasho ee laga heli jirey dawlada turkiga,kadib musuqmaasuq baahsan markii ay hareeyeen,qaar kamid ah dadki caruurtooda la rabey in ay u helaan waxbarasho turkish ah ayaa waayey lacago si laaluusha looga qaado. Wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ayaa noqotey wasaarada ugu musuqmaasuqa badan,waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12850","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12850","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12850"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12850\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12858,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12850\/revisions\/12858"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12850"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12850"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12850"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}