{"id":12847,"date":"2013-02-22T23:15:01","date_gmt":"2013-02-22T20:15:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12847"},"modified":"2013-02-22T23:15:01","modified_gmt":"2013-02-22T20:15:01","slug":"shirka-maamul-u-sameynta-jubaland-oo-la-filayo-in-uu-berri-si-rasmi-ah-u-furmo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/shirka-maamul-u-sameynta-jubaland-oo-la-filayo-in-uu-berri-si-rasmi-ah-u-furmo\/","title":{"rendered":"Shirka maamul u sameynta jubaland oo la filayo in uu berri si rasmi ah u furmo."},"content":{"rendered":"<p>Waxaa la filayaa in shirkii maamul u sameynta jubaland iyadoon wali la ogeyn mawqifka ay ka taagantahey dawlada dhexe ee federalka ah,waxaana lagu soo waramayaa in inta badan ergooyinki kismaayo tageen,qaar kalena la sugayo.<\/p>\n<p>Gudiga qabanqaabada shirka ayaa maanta warbaahinta la hadley iyagoo sheegey in hawlaha shirku ay si hagaagsan u socdaan,ayna filayaan in shirka uu ka soo bixi doono maamul soomaalidu u aayaan oo aan cidina si gaara u sheegan karin,gudiga ayaa sidoo kale sheegey in ay sugayaan xubno ka socda wasaarada arrimaha gudaha iyo amniga qaranka,kuwaasoo aan ilaa hada laga dareemeyn dhaqdhaqaaqooda ku aadan in kismaayo shirka ka socda ay dawladda dhexe ee soomaaliya lugba ku leedahey.<\/p>\n<p>Shirka berri la filayo in uu kismaayo ka furmo ayaa kusoo beegmaya iyadoo qaar beelaha kismaayo kasoo jeeda kamid ahi ay shirka qaadaceen iyagoo muqdisho ku sugan,waxaase la oran karaa hadii shirkani berri furmo waa kalsooni u soo hoyatey gobollo badan oo ku haminaya in ay iyaguna maamul sameystaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa la filayaa in shirkii maamul u sameynta jubaland iyadoon wali la ogeyn mawqifka ay ka taagantahey dawlada dhexe ee federalka ah,waxaana lagu soo waramayaa in inta badan ergooyinki kismaayo tageen,qaar kalena la sugayo. Gudiga qabanqaabada shirka ayaa maanta warbaahinta la hadley iyagoo sheegey in hawlaha shirku ay si hagaagsan u socdaan,ayna filayaan in shirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12847","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12847","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12847"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12847\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12852,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12847\/revisions\/12852"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}