{"id":12840,"date":"2013-02-22T21:13:24","date_gmt":"2013-02-22T18:13:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12840"},"modified":"2013-02-22T23:21:47","modified_gmt":"2013-02-22T20:21:47","slug":"wasaaradda-ganacsiga-iyo-warshadaha-oo-shaacisey-in-ay-heshiis-la-gashey-shirkado-talyaani-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/wasaaradda-ganacsiga-iyo-warshadaha-oo-shaacisey-in-ay-heshiis-la-gashey-shirkado-talyaani-ah\/","title":{"rendered":"Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha oo shaacisey in ay heshiis la gashey shirkado talyaani ah."},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ayaa shaaca ka qaadey in ay heshiis la gashey shirkado ganacsi oo ka soo jeeda dalkaasi talyaaniga,shirkadahan ay wasaaradu sheegtey ayaa gaaraya tiro ahaan ilaa iyo 40 afartan shirkadood.<\/p>\n<p>Habka dastuuriga ah wax baalmarsan ayaa lagu yiqiin dawladihii kmg soomaalida soomarey,tanina waa mid u muuqata in ay nidaamka baalmarsantahey,sababtoo ah wasaaradi heshiis ma geli karto ilaa inta ay soo jeediso xukuumadu isku raacdo dabadeedna barlamaanku aqbalo ayey wasaaradi dhihi kartaa heshiiskaas ayaan shirkadaas la galney.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee ay wasaaradi usoo bandhigto heshiis u muuqda in uu qaanuunka dalka baalmarsanyahey,hase yeeshee lama oga in uu lamid noqon doono heshiisyadii ay isku qabsanjireen xukuumadihi iyo barlamaanki kmgka ahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ayaa shaaca ka qaadey in ay heshiis la gashey shirkado ganacsi oo ka soo jeeda dalkaasi talyaaniga,shirkadahan ay wasaaradu sheegtey ayaa gaaraya tiro ahaan ilaa iyo 40 afartan shirkadood. Habka dastuuriga ah wax baalmarsan ayaa lagu yiqiin dawladihii kmg soomaalida soomarey,tanina waa mid u muuqata in ay nidaamka baalmarsantahey,sababtoo ah wasaaradi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12840","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12840","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12840"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12840\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12854,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12840\/revisions\/12854"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12840"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12840"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12840"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}