{"id":12837,"date":"2013-02-22T00:13:32","date_gmt":"2013-02-21T21:13:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12837"},"modified":"2013-02-22T00:31:49","modified_gmt":"2013-02-21T21:31:49","slug":"dr-rajif-shah-madaxa-heyadda-gargaarka-u-s-aid-oo-muqdisho-yimid-kulamana-la-kala-qaatey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/dr-rajif-shah-madaxa-heyadda-gargaarka-u-s-aid-oo-muqdisho-yimid-kulamana-la-kala-qaatey\/","title":{"rendered":"Dr. rajif shah madaxa hey&#8217;adda gargaarka U.S.AID oo muqdisho yimid kulamana la kala qaatey!!"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta muqdisho soo gaarey madaxa hey&#8217;adda gargaarka u qaabilsan dalka mareykanka dr rajif shah,isagoo kulamo kala gooni gooni ah la qaatey madaxweynaha dalka prof xasan sheekh iyo r\/wasaaraha cabdi faarax shirdoon saacid.<\/p>\n<p>Dr rajif shah ayaa balanqaadey deeq lacageed oo dhan labaatan million oo doolar,isagoo sheegey in inta badan lacagtaas wax looga qabanayo dhalinyarada iyo sidii xirfado loogu abuuri lahaa,isla markaana looga hortagilahaa sidii dhalinyarada soomaaliyeed aysan beylah ugu noqon laheyn in loo isticmaalo ujeedooyin xun xun iyo dagaalo sokeeye.<\/p>\n<p>Kulankan oo si kala gooni gooni ah uu ula kulmey rajif shah m\/weynaha iyo r\/wasaaraha ayaa imanaya iyadoo leysla dhexmarayo in uu jiro khilaaf u dhaxeeya labada masuul,oo aan wali soo shaacbixin,waana markii ugu horeysey ee uu muqdisho yimaad mas&#8217;uul heerkan ah tan iyo markii ay dawlada mareykanku dhawaan sheegtey in ay aqoonsatey dawlada iyo maamulka xasan sheekh hugaamiyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta muqdisho soo gaarey madaxa hey&#8217;adda gargaarka u qaabilsan dalka mareykanka dr rajif shah,isagoo kulamo kala gooni gooni ah la qaatey madaxweynaha dalka prof xasan sheekh iyo r\/wasaaraha cabdi faarax shirdoon saacid. Dr rajif shah ayaa balanqaadey deeq lacageed oo dhan labaatan million oo doolar,isagoo sheegey in inta badan lacagtaas wax looga qabanayo dhalinyarada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12837","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12837","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12837"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12837\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12843,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12837\/revisions\/12843"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12837"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12837"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12837"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}