{"id":1283,"date":"2011-06-09T12:08:04","date_gmt":"2011-06-09T12:08:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1283"},"modified":"2011-06-09T12:08:04","modified_gmt":"2011-06-09T12:08:04","slug":"rwasaaraha-soomaali-ameerikaanka-farmaajo-oo-aqbalay-soo-jeedintii-yuwari-musavani-oo-ku-aadaneed-in-uu-xilka-iska-casilo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/rwasaaraha-soomaali-ameerikaanka-farmaajo-oo-aqbalay-soo-jeedintii-yuwari-musavani-oo-ku-aadaneed-in-uu-xilka-iska-casilo\/","title":{"rendered":"R\/Wasaaraha Soomaali Ameerikaanka Farmaajo Oo Aqbalay Soo Jeedintii Yuwari Musavani Oo Ku Aadaneed In Uu Xilka Iska Casilo"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: center;\"><strong><\/strong><strong><span style=\"font-size: large;\">\u0628\u0633\u0645 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0627\u0644\u0631\u062d\u0645\u0646 \u0627\u0644\u0631\u062d\u064a\u0645<\/p>\n<p><\/span><\/strong>\n<\/p>\n<p style=\"text-align: center;\">Wararka Soomaaliya<\/p>\n<p>\u00a0<\/p>\n<p>R\/wasaarihii TFG-da ayaa maanta shaaciyay in uu faarujiyay kursiga R\/wasaarenimo ee uu u haayay TFG-da arintaan ayaa waxay timid ka dib markii loo so bandhigay Farmaajo in uu doorto labo midii u roon oo kala ah in inkabadan 5 wasiir oo ah kuwa ugu sareeya xukumada TFG-da in la siiyo xubno ka socdo gudoomiyaha baarlamaanka ama in Augost doorashada ay dhacdo<\/p>\n<p>Farmaajo ayaa labada gaashaanka u daruuray wuxuuna qaatay go&#8217;aanka ku aadan in wareejiyo xafiiska R\/wasaarenimada Soomaaliya istiqaalad uu qoray Farmaajo ayaa wuxuu sheegay in uu ku wareejinayo haweenka u alalaasa lana dhacsan siyaasadiisa iyadoona warqadii uu qoray orginalkeeda uu ku wareejiyay Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Iyadoona Madaxweynaha uu ka aqbalay is casilaadiisa<\/p>\n<p>Farmaajo xukuumadiisa dad farabdan oo aan la dhacsaneen waxay ku tilmaamaan in uu yahay nin faan jecel aadna ugu helo inay u alalaasaan haweenka<\/p>\n<p><em>Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><\/em><\/p>\n<p>(<a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a> &amp; <a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/p>\n<p><strong><\/strong><strong><span style=\"font-size: large;\"><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Farmajo1-231x3001.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-1285\" title=\"Farmajo1-231x300\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Farmajo1-231x3001.jpg\" alt=\"\" width=\"231\" height=\"300\" \/><\/a><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u0628\u0633\u0645 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0627\u0644\u0631\u062d\u0645\u0646 \u0627\u0644\u0631\u062d\u064a\u0645 Wararka Soomaaliya \u00a0 R\/wasaarihii TFG-da ayaa maanta shaaciyay in uu faarujiyay kursiga R\/wasaarenimo ee uu u haayay TFG-da arintaan ayaa waxay timid ka dib markii loo so bandhigay Farmaajo in uu doorto labo midii u roon oo kala ah in inkabadan 5 wasiir oo ah kuwa ugu sareeya xukumada TFG-da in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1283","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1283","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1283"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1283\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1290,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1283\/revisions\/1290"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1283"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1283"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1283"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}