{"id":12806,"date":"2013-02-20T22:54:59","date_gmt":"2013-02-20T19:54:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12806"},"modified":"2013-02-20T23:25:38","modified_gmt":"2013-02-20T20:25:38","slug":"wariye-ccasiis-koronto-oo-maanta-markale-maxkamada-dib-u-dhigtay-dhageesiga-dacwadiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/wariye-ccasiis-koronto-oo-maanta-markale-maxkamada-dib-u-dhigtay-dhageesiga-dacwadiisa\/","title":{"rendered":"Wariye C\/casiis Koronto Oo Maanta Markale Maxkamada Dib U Dhigtay Dhageesiga Dacwadiisa."},"content":{"rendered":"<p>Wariye C\/casis Koronto Oo Ah Wariye Ka Howlgala Warbihnta Madaxa Banaan Ee Dalka Somaaliya Ayaa Maanta Waxaa Lagu Waday In Xukunkii Ay Maxkamada Gobolka Banaadir Ku Riday Uu Racfaan Ka Qaato Hase Yeeshee Dib U Dhacay Uu Ku Yimid.<\/p>\n<p>Maxkamada Gobolka Banaadir Ayaa Dhawaan Xukuno Min 1sano Ah Ku Riday Wariye Kuwaaral Oo Isaga Warbixin Ka Sameey Haweeney La Shegay In Kufsi Loo Geestay Iyo Isla Haweynedi La Kufsaday.<\/p>\n<p>Kadib Dadaal Faraban Ay Madaxda Warbihinada Qaar Iyo Masuuliyiin Ka Tirsan Ururada U Dooday Xuquuqda Suxufiyiinta Soomaaliya  Ayaa Waxa Ay Rajo Wanaagsan Ka Muujiyeen Racfaanka Uu Ka Qaadanayo Xukunka Maxkamada Gobolka Banaadir In Ay Ku Dhamaandoonta Meel Wanaagsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wariye C\/casis Koronto Oo Ah Wariye Ka Howlgala Warbihnta Madaxa Banaan Ee Dalka Somaaliya Ayaa Maanta Waxaa Lagu Waday In Xukunkii Ay Maxkamada Gobolka Banaadir Ku Riday Uu Racfaan Ka Qaato Hase Yeeshee Dib U Dhacay Uu Ku Yimid. Maxkamada Gobolka Banaadir Ayaa Dhawaan Xukuno Min 1sano Ah Ku Riday Wariye Kuwaaral Oo Isaga Warbixin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12806","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12806","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12806"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12806\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12820,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12806\/revisions\/12820"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12806"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12806"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12806"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}