{"id":12796,"date":"2013-02-19T23:56:53","date_gmt":"2013-02-19T20:56:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12796"},"modified":"2013-02-20T02:04:13","modified_gmt":"2013-02-19T23:04:13","slug":"degmada-mahadaay-oo-beryo-ka-hor-ciidamada-huwantu-la-wareegeen-dibna-maanta-uga-baxey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/degmada-mahadaay-oo-beryo-ka-hor-ciidamada-huwantu-la-wareegeen-dibna-maanta-uga-baxey\/","title":{"rendered":"Degmada mahadaay oo beryo ka hor c\u00ecidamada huwantu la wareegeen dibna maanta uga baxey&#8230;"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa lagu soo waramayaa in ciidamada huwantu dib uga baxeen degmada mahadaay ee gobolka sh\/dhexe,iyadoon la ogeyn sababaha kalifey dib uga bixidda goob la qabtey.<\/p>\n<p>Degmada mahadaay oo ka tirsan gobolka sh\/dhexe,ayaa aheyd degmooyinki ugu danbeeyey ee gacanta dawlada soo gasha,in kastoo degmooyin badani wali ku jiraan gacanta xarakada alshabaab,oo gobolka gebi ahaanba gacanta ku hayey muddo afar sano ku dhaw.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey oo la arkayo ciidamada huwanta oo meel ay qabsadeen dib uga baxey,waxeyna ku soo beegmeysaa iyadoo dadka deegaanka gobolku cabasho ka muujinayeen maamulka uu hugaamiyo cabdi jiinow calasow oo ah gudoomiyaha gobolka sh\/dhexe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa lagu soo waramayaa in ciidamada huwantu dib uga baxeen degmada mahadaay ee gobolka sh\/dhexe,iyadoon la ogeyn sababaha kalifey dib uga bixidda goob la qabtey. Degmada mahadaay oo ka tirsan gobolka sh\/dhexe,ayaa aheyd degmooyinki ugu danbeeyey ee gacanta dawlada soo gasha,in kastoo degmooyin badani wali ku jiraan gacanta xarakada alshabaab,oo gobolka gebi ahaanba gacanta ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12796","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12796","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12796"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12796\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12812,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12796\/revisions\/12812"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12796"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12796"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12796"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}