{"id":12780,"date":"2013-02-19T01:53:31","date_gmt":"2013-02-18T22:53:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12780"},"modified":"2013-02-19T03:22:45","modified_gmt":"2013-02-19T00:22:45","slug":"3-ruux-rayid-ah-oo-caawa-lagu-dilay-magaalada-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/3-ruux-rayid-ah-oo-caawa-lagu-dilay-magaalada-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"3 Ruux Rayid Ah Oo Caawa Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo."},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa waxay  La sheegayaa in caawa halkaasi lagu dilay  3 ruux oo rayid ah kuwaas oo  lagu dilay waqooyiga magaaladaasi .<\/p>\n<p>Lama sheegi karo ilaa Iyo Haatan sababta ka danbaysa dilkaa 3 daasi ruux ,wallow shalay galab sidaan oo kale lagu dilay Bari magaaladaasi   ilaa 5 ruux .<\/p>\n<p>Dilkaasi Ayaa Waxaa maanta ka hadlay labada maamul ee ka jiraa magaaladaasi Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland  iyadoo midba uu si kulul canbeereeyay dilkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa waxay La sheegayaa in caawa halkaasi lagu dilay 3 ruux oo rayid ah kuwaas oo lagu dilay waqooyiga magaaladaasi . Lama sheegi karo ilaa Iyo Haatan sababta ka danbaysa dilkaa 3 daasi ruux ,wallow shalay galab sidaan oo kale lagu dilay Bari magaaladaasi ilaa 5 ruux . Dilkaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12780","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12780","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12780"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12780\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12787,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12780\/revisions\/12787"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12780"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12780"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12780"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}