{"id":12771,"date":"2013-02-18T23:48:40","date_gmt":"2013-02-18T20:48:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12771"},"modified":"2013-02-19T03:48:45","modified_gmt":"2013-02-19T00:48:45","slug":"cxakiin-fiqi-waxaa-inoo-farxad-ah-inaad-dalka-ku-soo-laabataan-idinkoo-ciidan-dhameestiran-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/cxakiin-fiqi-waxaa-inoo-farxad-ah-inaad-dalka-ku-soo-laabataan-idinkoo-ciidan-dhameestiran-ah\/","title":{"rendered":"&#8220;C\/xakiin Fiqi&#8221; Waxaa Inoo Farxad Ah Inaad Dalka Ku Soo Laabataan Idinkoo Ciidan Dhameestiran Ah."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamadaani Tiradoodu Gaaraysay 553 Askari Tababarna Ugu Soo Gaba Gaboobay Dalka Uganda Ayaa Maanta Waxa Ay Ka Soo Dageen Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Ee Gudaha Magaalada Muqdisho Iyadoona Ay Halkaasi Ku Soo Dhaweyeen Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlada Soomaaliya Oo.<\/p>\n<p>C\/kariin Xaaji Max&#8217;uud Fiqi Waziirka Gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya Oo Ka Mid Ahaa Madaxdii Garoonka Ku Soo Dhaweysay Ciidamadaani Tababarka Ku Soo Qaatay Dalka Uganda Ayaa Qudbad U Jeediyey Ciidamadaasi Isagoona Ugu Hambalyeyey Tababarkooda.<\/p>\n<p>Mr.Fiqi Ayaa Sidoo Kale Ugu Baaqay Ciidamadaani Waxa Uuna U Sheegay Iney Dalka,Diinta,Iyo Dadka Soomaaliyeed Wax U Qabtaan Uuna Xusay Inuu Ku Faraxsanyahay Iyagoo Ciidan Ah Iney Dalka Ku Soo Laabtaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamadaani Tiradoodu Gaaraysay 553 Askari Tababarna Ugu Soo Gaba Gaboobay Dalka Uganda Ayaa Maanta Waxa Ay Ka Soo Dageen Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Ee Gudaha Magaalada Muqdisho Iyadoona Ay Halkaasi Ku Soo Dhaweyeen Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlada Soomaaliya Oo. C\/kariin Xaaji Max&#8217;uud Fiqi Waziirka Gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya Oo Ka Mid Ahaa Madaxdii Garoonka Ku Soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12771","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12771","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12771"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12794,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12771\/revisions\/12794"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}