{"id":12742,"date":"2013-02-17T04:41:25","date_gmt":"2013-02-17T01:41:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12742"},"modified":"2013-02-17T04:41:25","modified_gmt":"2013-02-17T01:41:25","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-ckariim-xuseen-guuleed-oo-ka-qeyb-galey-aaska-sh-cqaadir-gacamey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/wasiirka-arrimaha-gudaha-ckariim-xuseen-guuleed-oo-ka-qeyb-galey-aaska-sh-cqaadir-gacamey\/","title":{"rendered":"Wasiirka arrimaha gudaha c\/kariim xuseen guuleed oo ka qeyb galey aaska sh c\/qaadir gacamey"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha gudaha c\/kariim xuseen guuleed ayaa ka degey magaalada garoowe si uu uga qeyb galo aaska sh c\/qaadir gacamey,isagoo maalintii ka horeysey safarkiisan garoowena tegey magaalada guriceel,taas oo u muuqata in wasaarada arrimaha gudaha,iyo wasiirkuba in ay arrimo siyaasadeed ku jiraan waxaa daliil u ah wasaarada iyo wasiirku marna ma soo hadalqaadin wasiirki hore ee arrimaha gudaha avv. Maxamed cabdulle bacadle oo dhawaan ku geeryoodey magaalada nairobi. <\/p>\n<p>Waa hubaal in ay dawlada iyo wasaaraduba ay sumcad kala kulmayaan safarada wasiirka arrima gudaha uu ku tageyo gobolada dalka,waxeyna wasaaradu wadaa qorshe dib u dhis maamul oo ay gobolada iyo degmooyinka dalka,waxeyse dadku indhaha iyo dhegaha u taagayaan bal in ay soo baxdo fursadi uu wasiirku somaliland ku tegi lahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha gudaha c\/kariim xuseen guuleed ayaa ka degey magaalada garoowe si uu uga qeyb galo aaska sh c\/qaadir gacamey,isagoo maalintii ka horeysey safarkiisan garoowena tegey magaalada guriceel,taas oo u muuqata in wasaarada arrimaha gudaha,iyo wasiirkuba in ay arrimo siyaasadeed ku jiraan waxaa daliil u ah wasaarada iyo wasiirku marna ma soo hadalqaadin wasiirki hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12742","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12742","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12742"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12742\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12753,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12742\/revisions\/12753"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12742"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12742"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12742"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}