{"id":12728,"date":"2013-02-16T21:45:03","date_gmt":"2013-02-16T18:45:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12728"},"modified":"2013-02-16T21:45:55","modified_gmt":"2013-02-16T18:45:55","slug":"khasaaraha-ka-dhashey-gaari-walxaha-qarxa-xambaarsanaa-oo-maanta-ku-qarxey-baar-ku-yaal-xeebta-liido","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/khasaaraha-ka-dhashey-gaari-walxaha-qarxa-xambaarsanaa-oo-maanta-ku-qarxey-baar-ku-yaal-xeebta-liido\/","title":{"rendered":"Khasaaraha ka dhashey gaari walxaha qarxa xambaarsanaa oo maanta ku qarxey baar ku yaal xeebta liido."},"content":{"rendered":"<p>Gaari ay ka buuxaan walxaha qarxa oo maanta ku qarxey baar ku yaal xeebta liido ayaa waxaa la sheegayaa in uu ku dhintey hal qof halka ay ku dhaawacmeen sadex qof oo dhamaantood ah shaqaalaha baarkaas ku yaal xeebta liido,waxaana sidoo kale qaraxa waxaa ku gubtey ilaa sagaal baabuurta lagu raaxeysto ah. <\/p>\n<p>Muqdisho ayaa ah meel aan lala yaabin hadii la maqlo isqarxin dilalka qorsheysan iyo wixii la mid ah,waxeyna tani lamid tahey qaraxyo is xig xiga oo hore uga dhacey guriga hooyooyinka,masjidka isbaheysiga islaamka tiyaatarka iyo meelo kale.<\/p>\n<p>Qaraxan ayaa kusoo beegmaya iyadoo beryahan laga dheehanayey qurba joog dad u badan oo xeebta liido usoo daawasho tagaan kuwaas oo sida ay u labisanyihiin aanu jecleysaneyn ruuxa muslimka ah,waana mida loo aaneyn karo qaraxan liido lala soo doontey,waxaana wanaagsan in la ilaaliyo anshaxa iyo aadaabta ay diinta islaamku na fareyso.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaari ay ka buuxaan walxaha qarxa oo maanta ku qarxey baar ku yaal xeebta liido ayaa waxaa la sheegayaa in uu ku dhintey hal qof halka ay ku dhaawacmeen sadex qof oo dhamaantood ah shaqaalaha baarkaas ku yaal xeebta liido,waxaana sidoo kale qaraxa waxaa ku gubtey ilaa sagaal baabuurta lagu raaxeysto ah. Muqdisho ayaa ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12728","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12728","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12728"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12728\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12734,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12728\/revisions\/12734"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12728"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12728"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12728"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}