{"id":127101,"date":"2026-11-24T21:24:57","date_gmt":"2026-11-24T18:24:57","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=127101"},"modified":"2026-11-24T21:32:27","modified_gmt":"2026-11-24T18:32:27","slug":"duulimaadyada-shirkadda-somali-airline-oo-la-filayo-in-ay-bilowdaan-10-ka-bisha-decenbar-ee-sanadkan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2026\/11\/duulimaadyada-shirkadda-somali-airline-oo-la-filayo-in-ay-bilowdaan-10-ka-bisha-decenbar-ee-sanadkan\/","title":{"rendered":"Duulimaadyada Shirkadda Diyaaradaha Somali Airline oo La Filayo in ay Bilowdaan 10 ka Bisha Decenbar ee Sanadkan."},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa shaaciyay in shirkaddii diyaaradaha qaranka ee Somali Airlines ay dib u bilaabi doonto duulimaadyadeeda 10-ka December 2026, kaddib in ka badan 35 sano oo aysan shaqayn.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in diyaar-garowga dib loogu howlgelinayo shirkadda uu socdo, isla markaana munaasabad rasmi ah oo lagu daahfurayo dib u soo laabashadeeda la qaban doono 10-ka December.<\/p>\n<p>\u201cSomali Airlines waxay dib u soo laabanaysaa December-ka soo socda, waxaana la arki doonaa daahfurkeeda rasmiga ah,\u201d ayuu yiri wasiirku.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, ku dhawaaqistan ayaa kusoo beegmaysa xilli muddo dheer ay jireen ballanqaadyo iyo qorshayaal la xiriira dib u soo nooleynta shirkadda, kuwaas oo aan ilaa hadda horseedin inay dib u bilowdo duulimaadyada ganacsi.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa mar kale dhalisay su&#8217;aalo ku saabsan in 10-ka December uu noqon doono waqtiga rasmiga ah ee ay shirkaddu dib ugu laabanayso hawada iyo in kale.<\/p>\n<p>Xogta ilaa hadda la helay ayaa muujinaysa in Somali Airlines ay diyaarad nooca Dash 8-400 ah ka heshay shirkadda gaarka loo leeyahay ee Daallo Airlines.<\/p>\n<p>Somali Airlines ayaa joojisay howlaheedii sanadkii 1991-kii, kaddib burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa shaaciyay in shirkaddii diyaaradaha qaranka ee Somali Airlines ay dib u bilaabi doonto duulimaadyadeeda 10-ka December 2026, kaddib in ka badan 35 sano oo aysan shaqayn. Wasiirka ayaa sheegay in diyaar-garowga dib loogu howlgelinayo shirkadda uu socdo, isla markaana munaasabad rasmi ah oo lagu daahfurayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":127102,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-127101","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127101","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127101"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127101\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127106,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127101\/revisions\/127106"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127102"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127101"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127101"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127101"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}