{"id":1271,"date":"2011-06-08T18:26:47","date_gmt":"2011-06-08T18:26:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=1271"},"modified":"2011-06-08T18:26:47","modified_gmt":"2011-06-08T18:26:47","slug":"madaxweyne-shariif-oo-ku-qancinaya-farmaajo-xukuumadiisa-laka-diro-si-loo-dhameeyo-qilaafaadka-ka-dhaxjira-hogaanka-tfg-da","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/06\/madaxweyne-shariif-oo-ku-qancinaya-farmaajo-xukuumadiisa-laka-diro-si-loo-dhameeyo-qilaafaadka-ka-dhaxjira-hogaanka-tfg-da\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Shariif Oo Ku Qancinaya Farmaajo Xukuumadiisa Laka Diro Si Loo Dhameeyo Qilaafaadka Ka dhaxjira Hogaanka TFG-da"},"content":{"rendered":"<p><strong><span style=\"font-size: large;\">\u0628\u0633\u0645 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0627\u0644\u0631\u062d\u0645\u0646 \u0627\u0644\u0631\u062d\u064a\u0645<\/p>\n<p><\/span><\/strong><span style=\"font-size: x-small; font-family: Arial;\"><strong><\/strong>Sidii ku soo waramayo wariyaha Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ee ku sugan Magaalada Kampala ayaa soo sheegaya in kulan gaar ah ay leeyihiin Madaxweyne Sharifka Soomaaliya iyo R\/wasaaraha Soomaali Ameerikaanka Farmaajo waxaana kulankaasi lagaga hadlayaa arimo ku Aadan sidoo loogu qancin lahaa Farmaajo in xukuumadiisa laka diro isla markaana la soo magacaabo xukuumada cusub oo mudo sanad ah shaqeysa<\/p>\n<p>Wararka ayaa waxay intaa ku darayaan in Farmaajo uu ka madax adeegayo Baneenta Kursiga R\/wasaaronimo si loo dhameeyo khilaafaadka u dhaxeeya labada Shariif oo xalkeeda Loo arkay in xukuumada Farmaajo Daaqada laga saaro islamarkaana la soo magacaabo xukuumad Cusub xilalna laga siiyo wasiiro cusub oo taabacsan siyaasada Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sh Aadan<\/p>\n<p>Si kastaba ahaatee waxaa la ogaan doonaa sida Farmaajo uu u aqbalo soo jeedinta Madaxweyne Shariifka Soomaaliya isagoona shalay si kulul u calaacalay<\/p>\n<p><\/span><em><span style=\"font-family: Times New Roman;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p>Webmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p>Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman;\">(<\/p>\n<p><\/span><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">info@warsom.com<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><span style=\"font-family: Times New Roman;\"> &amp; <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><strong><span style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"color: #0000ff; font-family: Times New Roman;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/span><\/strong><\/span><\/strong><\/a><\/span><\/em><\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Farmajo2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-1276\" title=\"Farmajo\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Farmajo2-300x161.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"161\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Farmajo2-300x161.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/06\/Farmajo2.jpg 430w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u0628\u0633\u0645 \u0627\u0644\u0644\u0647 \u0627\u0644\u0631\u062d\u0645\u0646 \u0627\u0644\u0631\u062d\u064a\u0645 Sidii ku soo waramayo wariyaha Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com ee ku sugan Magaalada Kampala ayaa soo sheegaya in kulan gaar ah ay leeyihiin Madaxweyne Sharifka Soomaaliya iyo R\/wasaaraha Soomaali Ameerikaanka Farmaajo waxaana kulankaasi lagaga hadlayaa arimo ku Aadan sidoo loogu qancin lahaa Farmaajo in xukuumadiisa laka diro isla markaana la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-1271","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1271","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1271"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1271\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1281,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1271\/revisions\/1281"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1271"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1271"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1271"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}