{"id":127058,"date":"2026-11-22T22:38:40","date_gmt":"2026-11-22T19:38:40","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=127058"},"modified":"2026-11-22T22:38:40","modified_gmt":"2026-11-22T19:38:40","slug":"dalalka-afrika-ee-ugu-sareeya-soo-kabashada-amniga-oo-soomaaliya-kaalinta-koowaad-ka-gashashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2026\/11\/dalalka-afrika-ee-ugu-sareeya-soo-kabashada-amniga-oo-soomaaliya-kaalinta-koowaad-ka-gashashay\/","title":{"rendered":"Dalalka Afrika ee Ugu Sareeya Soo Kabashada Amniga oo Soomaaliya Kaalinta koowaad ka Gashashay."},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Global Safety Report oo daraasado ka samaysa xaaladaha amniga caalamka ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in Soomaaliya ay horumar ka samaysay dhinaca amniga, iyadoo boqolkiiba 74% lagu qiimeeyay dareenka badbaadada muwaadiniinta.<\/p>\n<p>Qiimeyntan ayaa lagu saleeyay sida ay dadku u dareemaan amnigooda nolol maalmeedka, gaar ahaan marka ay habeenkii safraan iyo marka ay u kala gooshaan deegaannada kala duwan ee dalka.<\/p>\n<p>Natiijada Soomaaliya ayaa ka dhigaysa dalka ugu sarreeya soo kabashada amniga dalalka Saxaraha ka hooseeya ee Afrika, iyadoo sidoo kale ka sarreysa celceliska caalamka oo ah 69%.<\/p>\n<p>Warbixintu waxay xustay in Soomaaliya ay qiimeyntan kaga sarreysay dalal ay ka mid yihiin Ruushka oo helay 72%, Britain iyo Faransiiska oo min 71% helay, Hindiya oo iyaduna heshay 71%, iyo Australia oo heshay 64%. Shiinaha ayaa Soomaaliya kula sinnaa qiimeyntan oo ah 74%.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Soomaaliya ayaa heshay 75 dhibcood marka la eego tusmada Law and Order Index, oo lagu cabbiro kalsoonida shacabka ee booliska, dareenkooda amni iyo waayo-aragnimada ay u leeyihiin dembiyada. Dhibcahan ayaa shan dhibcood ka hooseeya celceliska caalamka oo ah 80.<\/p>\n<div class=\"optidigital-wrapper-div od-wrapper-base-5k4ruv od-wrapper-dimensions-1ipi1b od-wrapper-background-hixprw od-wrapper-slot-spacing-hjxh1p od-wrapper-loading-kwrdoy\" data-optidigital-slot=\"true\" data-od-slot-key=\"xsoukr\">\n<div class=\"optidigital-brand od-brand-container-svdpy5\">Qiimeyntan ayaa muujinaysa in cabbirka xaaladda amniga uusan ku koobnayn oo keliya dagaallada iyo weerarrada, balse ay qayb muhiim ah ka tahay sida ay muwaadiniintu u arkaan badbaadadooda iyo xorriyadda ay u leeyihiin inay si ammaan ah ugu noolaadaan una safraan.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Global Safety Report oo daraasado ka samaysa xaaladaha amniga caalamka ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in Soomaaliya ay horumar ka samaysay dhinaca amniga, iyadoo boqolkiiba 74% lagu qiimeeyay dareenka badbaadada muwaadiniinta. Qiimeyntan ayaa lagu saleeyay sida ay dadku u dareemaan amnigooda nolol maalmeedka, gaar ahaan marka ay habeenkii safraan iyo marka ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":127059,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-127058","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127058","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=127058"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":127060,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/127058\/revisions\/127060"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/127059"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=127058"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=127058"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=127058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}