{"id":126890,"date":"2026-11-14T21:52:25","date_gmt":"2026-11-14T18:52:25","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=126890"},"modified":"2026-11-14T21:52:25","modified_gmt":"2026-11-14T18:52:25","slug":"senator-cabdixakiim-macalim-oo-mucaaradka-ku-eedeeyey-in-ay-wadhadalada-iyo-gogosha-fidsan-ay-fashilanto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2026\/11\/senator-cabdixakiim-macalim-oo-mucaaradka-ku-eedeeyey-in-ay-wadhadalada-iyo-gogosha-fidsan-ay-fashilanto\/","title":{"rendered":"Senator Cabdixakiim Macalim oo Mucaaradka ku eedeeyey in ay Wadhadalada iyo Gogosha Fidsan ay Fashilanto."},"content":{"rendered":"<p>Senator Cabdixakiin Macallin oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay mucaaradka inay sabab u yihiin in natiijo muuqata kasoo bixi waayaan wada-hadallada u dhexeeya dowladda Federaalka iyo mucaaradka.<\/p>\n<p>Senatorka ayaa sheegay in dowladda ay mas\u2019uul ka tahay shaqada loo igmaday iyo go\u2019aamada ay qaadato, balse haddii ay jiraan khilaafaad siyaasadeed ay tahay in dhinacyadu miiska wada-hadalka isugu yimaadaan, si xal looga gaaro arrimaha la isku hayo.<\/p>\n<p>Waxa uu xusay in mucaaradku ay tahay inay miiska wada-hadalka la yimaadaan ajande cad oo lagu gorgortami karo, halkii ay ku koobnaan lahaayeen dhaleeceynta kulamada, iyaga oo aan soo bandhigin waxyaabaha ay doonayaan in laga wada hadlo.<\/p>\n<p>Cabdixakiin Macallin ayaa sidoo kale sheegay in Soomaaliya ay ka gudubtay marxaladdii ay beesha caalamku dhex-dhexaadin jirtay khilaafaadka siyaasadeed ee gudaha, isaga oo carrabka ku adkeeyay in mas\u2019uuliyadda xalinta khilaafaadka ay saaran tahay Soomaalida.<\/p>\n<p>\u201cBeesha caalamka uma soo dhexgalayso inay qanciso qof keligiis meel jooga oo mucaarad sheeganaya, balse dadka Soomaaliyeed ayay tahay inay arrimahooda xalliyaan,\u201d ayuu yiri senatorku.<\/p>\n<p>Waxa uu ugu baaqay mucaaradka inaysan ka daalin wada-hadallada, balse ay soo bandhigaan aragtiyo iyo qorshayaal wax ku ool ah oo wax looga qaban karo khilaafaadka jira.<\/p>\n<p>Senatorka ayaa dhinaca kale ka digay in khilaafaadka siyaasadeed iyo is-mariwaaga ka taagan arrimaha dastuurka iyo doorashooyinka ay dhaawici karaan hay&#8217;adaha dowladda, isaga oo ku baaqay in doodaha la xiriira mustaqbalka dalka lagu wajaho mas\u2019uuliyad iyo tanaasul siyaasadeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator Cabdixakiin Macallin oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay mucaaradka inay sabab u yihiin in natiijo muuqata kasoo bixi waayaan wada-hadallada u dhexeeya dowladda Federaalka iyo mucaaradka. Senatorka ayaa sheegay in dowladda ay mas\u2019uul ka tahay shaqada loo igmaday iyo go\u2019aamada ay qaadato, balse haddii ay jiraan khilaafaad siyaasadeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":126891,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-126890","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126890","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126890"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126890\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126892,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126890\/revisions\/126892"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126891"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}