{"id":12674,"date":"2013-02-13T19:31:07","date_gmt":"2013-02-13T16:31:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12674"},"modified":"2013-02-13T19:31:07","modified_gmt":"2013-02-13T16:31:07","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-xasan-sheekh-maxamuud-oo-la-kulmey-wafti-ka-socdey-midawga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/madaxweynaha-soomaaliya-xasan-sheekh-maxamuud-oo-la-kulmey-wafti-ka-socdey-midawga-afrika\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha soomaaliya xasan sheekh maxamuud oo la kulmey wafti ka socdey midawga afrika."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha soomaaliya prof. Xasan sheekh maxamuud ayaa ku qaabiley qasriga madaxtooyada vila somalia wafti ka socda midawga afrika.<\/p>\n<p>Waftigan ayaa waxaa hugaaminayey ergeyga midawga afrika u qaabilsan soomaaliya maxamed saalix,waxeyna wada hadaladooda kadib saxaafada u sheegeen in ay garabtaaganyihiin soomaaliya isla markaana ay muqdisho ka furanayaan xafiiski midawga afrika.<\/p>\n<p>Wufuuda dalalka aduunka iyo urur gobeleedyada ayaa muqdisho kusoo qulqulaya tan iyo waqtigii ay xafiiska timid dawlada uu madaxweynaha ka yahey prof. Xasan sheekh maxamuud gurguurte.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha soomaaliya prof. Xasan sheekh maxamuud ayaa ku qaabiley qasriga madaxtooyada vila somalia wafti ka socda midawga afrika. Waftigan ayaa waxaa hugaaminayey ergeyga midawga afrika u qaabilsan soomaaliya maxamed saalix,waxeyna wada hadaladooda kadib saxaafada u sheegeen in ay garabtaaganyihiin soomaaliya isla markaana ay muqdisho ka furanayaan xafiiski midawga afrika. Wufuuda dalalka aduunka iyo urur gobeleedyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12674","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12674","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12674"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12674\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12680,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12674\/revisions\/12680"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12674"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12674"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12674"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}