{"id":126727,"date":"2026-11-05T01:35:55","date_gmt":"2026-11-04T22:35:55","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=126727"},"modified":"2026-11-05T01:35:55","modified_gmt":"2026-11-04T22:35:55","slug":"gudoomiyihii-maxkamadda-sare-baashe-yuusuf-oo-xilkii-laga-qaaday-iyadoo-loo-magacaabay-garyaqaan-ibraahim-iidle-suleymaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2026\/11\/gudoomiyihii-maxkamadda-sare-baashe-yuusuf-oo-xilkii-laga-qaaday-iyadoo-loo-magacaabay-garyaqaan-ibraahim-iidle-suleymaan\/","title":{"rendered":"Gudoomiyihii Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf oo Xilkii Laga Qaaday iyadoo Loo Magacaabay Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Baashe Yuusuf Axmed, isaga oo xilkaas dib ugu magacaabay Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan oo horey xilkan u soo qabtay, isla markaana ahaa guddoomiyihii Maxkamadda Sare ka hor Baashe Yuusuf Axmed.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka madaxweynaha ayaa yimid kaddib cabashooyin la xiriira hufnaanta iyo habsami u socodka garsoorka oo ay muujiyeen garsoorayaal, hawl-wadeennada hay\u2019adaha garsoorka iyo xirfadlayaasha sharciga, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxtooyada ayaa sheegtay in isbeddelkan uu qayb ka yahay qorshe dib-u-habeyn ballaaran oo lagu sameynayo hay\u2019adaha garsoorka, si loo xoojiyo hufnaanta, madax-bannaanida iyo kalsoonida shacabka ee nidaamka caddaaladda dalka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa guddoomiyaha cusub u rajeeyay inuu si hufan u guto waajibaadka loo igmaday, isaga oo carrabka ku adkeeyay ilaalinta madax-bannaanida garsoorka, ku dhaqanka sharciga iyo xaqiijinta caddaalad loo siman yahay.<\/p>\n<p>Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa markii ugu horreysay xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare loo magacaabay bishii Luulyo 2011, isaga oo xilka hayay ilaa May 2016. Waxa uu sidoo kale soo noqday la-taliyaha dhinaca sharciga ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Baashe Yuusuf Axmed, isaga oo xilkaas dib ugu magacaabay Garyaqaan Ibraahim Iidle Suleymaan oo horey xilkan u soo qabtay, isla markaana ahaa guddoomiyihii Maxkamadda Sare ka hor Baashe Yuusuf Axmed. Go\u2019aanka madaxweynaha ayaa yimid kaddib cabashooyin la xiriira hufnaanta iyo habsami [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":126728,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-126727","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126727","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126727"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126727\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126729,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126727\/revisions\/126729"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126728"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126727"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126727"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126727"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}