{"id":12647,"date":"2013-02-12T23:03:32","date_gmt":"2013-02-12T20:03:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12647"},"modified":"2013-02-13T00:56:46","modified_gmt":"2013-02-12T21:56:46","slug":"gudoomiyihi-maxkamada-kismaayo-oo-maanta-lagu-diley-iska-hor-imaad-dhex-marey-maleyshiyaadka-ka-wada-tirsan-raskambooniyiinta-kismaayo-gacanta-ku-haya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/gudoomiyihi-maxkamada-kismaayo-oo-maanta-lagu-diley-iska-hor-imaad-dhex-marey-maleyshiyaadka-ka-wada-tirsan-raskambooniyiinta-kismaayo-gacanta-ku-haya\/","title":{"rendered":"Gudoomiyihi maxkamada kismaayo oo maanta lagu diley iska hor imaad dhex marey maleyshiyaadka ka wada tirsan raskambooniyiinta kismaayo gacanta ku haya."},"content":{"rendered":"<p>Dagaal dhexmarey maleyshiyaad ka wada tirsan jabhada raskambooni ayaa maanta ka dhacey gudaha magaalada kismaayo,dagaalkan ayaa waxaa ku geeryoodey gudoomiyihi maxkamada kismaayo. <\/p>\n<p>Lama oga waxa sababey dagaalkan maanta ka dhacey kismaayo,hase yeeshee waxaa mar walba laga dareemaa gudaha kismaayo isku dhacyo dagaal iyo shaqaaqooyin la xiriira gacan ku heynta magaalada kismaayo.<\/p>\n<p>Maahan marki ugu horeysey ee dagaal nuucan oo kale ah ay ku geeryoodaan dad wax gal ah hase yeeshee geerida gud.maxkamada ayaa kusoo beegmaya iyadoo ay kismaayo ka socoto qabanqaabada maamul sameysashada gobolada jubooyinka,ayna wadaan maamulka waqtigan talada haya ee uu gudomiyaha u yahey sheekh axmed madoobe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal dhexmarey maleyshiyaad ka wada tirsan jabhada raskambooni ayaa maanta ka dhacey gudaha magaalada kismaayo,dagaalkan ayaa waxaa ku geeryoodey gudoomiyihi maxkamada kismaayo. Lama oga waxa sababey dagaalkan maanta ka dhacey kismaayo,hase yeeshee waxaa mar walba laga dareemaa gudaha kismaayo isku dhacyo dagaal iyo shaqaaqooyin la xiriira gacan ku heynta magaalada kismaayo. Maahan marki ugu horeysey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12647","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12647","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12647"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12647\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12664,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12647\/revisions\/12664"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12647"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12647"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12647"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}