{"id":126450,"date":"2026-10-25T22:01:11","date_gmt":"2026-10-25T19:01:11","guid":{"rendered":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=126450"},"modified":"2026-10-25T22:01:11","modified_gmt":"2026-10-25T19:01:11","slug":"raiisal-wasaaraha-soomaaliya-xamze-cabdi-barre-oo-booqasho-rasmi-ah-ku-tagey-dalka-sucuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2026\/10\/raiisal-wasaaraha-soomaaliya-xamze-cabdi-barre-oo-booqasho-rasmi-ah-ku-tagey-dalka-sucuudiga\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Barre oo Booqasho Rasmi ah ku Tagey Dalka Sucuudiga."},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Sabtidii gaaray magaalada Jeddah ee galbeedka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, halkaas oo uu ka bilaabay booqasho rasmi ah.<\/p>\n<p>Wakaaladda Wararka Sacuudiga ee SPA ayaa sheegtay in Xamsa Cabdi Barre uu ka degay Garoonka Caalamiga ah ee Boqor Cabdulcasiis ee magaalada Jeddah, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka Jeddah, Amiir Sacuud bin Cabdullaahi bin Jalawi, iyo mas\u2019uuliyiin kale oo Sacuudiyaan ah.<\/p>\n<p>Booqashadan ayaa ku soo aadaysa xilli ay sii xoogeysanayaan xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya, iyadoo labada dal ay dhowaan yeesheen kulammo looga hadlayay xoojinta iskaashiga dhinacyada siyaasadda, amniga, horumarinta iyo dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa sidoo kale iska kaashanaya arrimo la xiriira danaha gobolka iyo kuwa caalamiga ah.<\/p>\n<p>Safaaradda Soomaaliya ee Riyadh ayaa shaaca ka qaaday in Ra&#8217;iisul wasaaraha booqashadiisa Sacuudiga ay daaran tahay gudasha Cumrada.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa hore dhowr jeer u booqday magaalada Jeddah, iyadoo booqashadiisii ugu dambeysay ay ahayd bishii Maarso 2026, sida lagu sheegay xog rasmi ah oo Sacuudigu hore u baahiyay.<\/p>\n<div class=\"optidigital-wrapper-div od-wrapper-base-5k4ruv od-wrapper-dimensions-1ipi1b od-wrapper-background-hixprw od-wrapper-slot-spacing-hjxh1p od-wrapper-loading-kwrdoy\" data-optidigital-slot=\"true\" data-od-slot-key=\"xsoukr\">\n<div class=\"optidigital-brand od-brand-container-svdpy5\">Ilaa hadda, lama shaacin faahfaahinta kulammada uu Ra\u2019iisul Wasaaruhu la yeelan doono mas\u2019uuliyiinta Sacuudiga iyo muddada ay qaadan doonto booqashadiisa.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Sabtidii gaaray magaalada Jeddah ee galbeedka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, halkaas oo uu ka bilaabay booqasho rasmi ah. Wakaaladda Wararka Sacuudiga ee SPA ayaa sheegtay in Xamsa Cabdi Barre uu ka degay Garoonka Caalamiga ah ee Boqor Cabdulcasiis ee magaalada Jeddah, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":126451,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-126450","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126450","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=126450"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126450\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":126452,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/126450\/revisions\/126452"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/126451"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=126450"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=126450"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=126450"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}