{"id":12634,"date":"2013-02-12T01:57:15","date_gmt":"2013-02-11T22:57:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=12634"},"modified":"2013-02-12T03:15:58","modified_gmt":"2013-02-12T00:15:58","slug":"amisom-iyo-ciidamada-nabad-sugida-oo-maanta-raaf-kula-kalahay-qaar-ka-tirsan-degmoyinka-gbanadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2013\/02\/amisom-iyo-ciidamada-nabad-sugida-oo-maanta-raaf-kula-kalahay-qaar-ka-tirsan-degmoyinka-gbanadir\/","title":{"rendered":"Amisom Iyo Ciidamada Nabad Sugida Oo Maanta Raaf Kula Kalahay Qaar Ka Tirsan Degmoyinka G\/Banadir."},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Nabad Sugida iyo Kuwa AMISOM ayaa saaka howl galo baaritaano Ah ka wada degmooyinka Hodan iyo Dayniile halkaasoo xalay lagu weeraray saldhigyada ciidamada Dowlada.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa Saakay aroornimadii hore ee ku dheelmaday Xaafadaha Shiirkole, Al baraka, Warshadii Caanaha, nawaaxiga Wasaaradii Gaashaandhiga iyo Degmada Dayniile Xaafado Ka Tirsan.<\/p>\n<p>Sido Kale Wararka ayaa sheegaya in howl galkan uu ka duwan yahay kuwii hore, iyadoo dad saaka ka soo kalahayay guryahooda lagu amray in aanay ka soo bixin, waxaana ciidamada ay mid mid ugalayeen guryaha Xaafadahaasi.<\/p>\n<p>Ciidamada Nabad Sugida Iyo Kuwa Amisom Howl galkan Baaritaano Ay Kula Kalaheen Degmooyinkaasi ayaa jawaab u ah weerar xalay ka dhacay Dayniile, inkastoo aan si dhab ah loo ogeyn qasaaraha ka dhashay, hase ahaatee ciidamada saaka howl galka ka wada xaafadaha ayaa dad badan Ka Soo Raafay Xaafadahaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Nabad Sugida iyo Kuwa AMISOM ayaa saaka howl galo baaritaano Ah ka wada degmooyinka Hodan iyo Dayniile halkaasoo xalay lagu weeraray saldhigyada ciidamada Dowlada. Ciidamada ayaa Saakay aroornimadii hore ee ku dheelmaday Xaafadaha Shiirkole, Al baraka, Warshadii Caanaha, nawaaxiga Wasaaradii Gaashaandhiga iyo Degmada Dayniile Xaafado Ka Tirsan. Sido Kale Wararka ayaa sheegaya in howl [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-12634","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12634","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12634"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12634\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":12641,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12634\/revisions\/12641"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12634"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12634"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12634"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}